-War dagdag ah oo mar dhow soo dhacay ayaa sheegaya in ilaa 50 qof lagu dilay toogasho meel kalaab lagu tunto ah oo la weeraray.
Meeshaas ayaa markii hore wararku sheegayeen in tiradu intaa ka yareyd waa tirada dhimashadee balse haatan ayaa lagu waramayaa in ay sare u kacaday oo...
— Ugu yaraan laba Askari ayaa ku Geeriyooday lix Askari oo kalena way ku dhaawacmeen, kaddib is-rasaaseyn maanta ku dhexmartay gudaha degmada Cadaado ee Gobolka Galguduud Ciidammo kawada tirsan kuwa Dowladda Soomaaliya.
Iska-horimaadkaan, ayaa ka dhacay Xarun lagu Magacaabo Kafaalo oo Cadaado ku Taalla, waxaana la sheegay in dagaalka ciidamadan...
Ayadoo dhawaan la saxiixay heshiis cusub oo dhigaya in shaqaale guryaha ka shaqeeya oo Soomaali ah oo dhan 600 ilaa 1,000 loo diro Sacuudiga bishaan Ramadaan ayaa bishaani sideedaba ay shaqo badan tahay.
Sidaas waxaa qortay jariidada the New Arab. Taas waxaa u sabab ah shaqada cunno karinta oo...
Iyadoo Kumannaan Qaxootiga Soomaaliyeed ah ee weli ku nool yihiin Xeryaha Dhadhaab-Kenya, ayaa waxayaabaha suuro-gelin kara inay dalkaas sii joogaan Waxaa ka mid ah in la cusboooneysiiyo heshiiskii saddex geesoodka ahaa ee lagu kala saxiixday Magaalada Nairobi Sannadkii 2013-kii, kaas oo u Dhxeeyay Xukuumadaha Somalia, Kenya iyo Hay'adda Qoxootiga...
Kulan lagu qabtay Muqdisho ayaa loogu baaqay Haweenka Soomaaliyeed inay ka Qayb-qaataan Siyaasadda Soomaaliya iyo Doorashada la Filayo inay Somalia ka dhacdo daba-yaaqada 2016-ka.
Xubnihii ka qayb-galay kulankan ayaa waxaa ka mid ah; Taliska AMISOM, Waxaana lagu dhiirri-geliyay Haweenka Soomaaliyeed inay u kacaan sidii ay xuquuqdooda u soo dhacsan lahaayeen;...
Barlamaanka Soomaaliya oo meel mariyey dhawr hindise xeerer hor yiil/maxaa kamid ah Hindseyaashaas?.
Kalfadhiga sideedaad ee Baarlamaanka Somalia, kulankiisii 16-aad oo - ay soo Xaadireen mudanayaal tiradoodu ahayd 149, ayaa loogu codeeyay qayb ahaan sharciyo Maalmihii ugu danbeeyay hore yaallay baarlamaanka dalka.
Sharciyadda loo codeeyay waxaa ka mid ahaa sharciga dhismaha maxkamadda Dastuuriga oo helay codad gaaraya 147-xildhibaan, halka labo mudane ay ka...
Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Madaxtooyada Somalia ee Muqdisho Maanta kula kulmay Madaxa Hay’adda u Qaabilsan Qaramada Midoobay Qaxootiga ee UNHCR, Mr Filippo Grandi.
Madaxweynaha iyo madaxa UNHCR ayaa ka wadahadley xaaladda qaxootiga Soomaalida ee ku nool Kenya iyo barnaamijka la xiriira dib u soo celintooda, qaxootiga Soomaalida ee...
Kaddib Weerarkii Halgan ee Dhimashada badan Sababay Ciidamada Dalka Itoobiya ee qaybta ka ah AMISOM iyo kuwa Dowladda Somalia oo is-kaashanaya ayaa dhaqdhaqaaqyo Millateri oo lagu baac-sanayo Al-shabaab ka billaabay deegaanno dhaca gallbeedka gobolka Hiiraan.
Sarkaal u Hadlay Ciidamada Dowladda Soomaliya oo Magacaabo, Maxamed Cumar, ayaa xusay in ciidamada...
— Al-shabaab, ayaa Jimcihii shalay toogasho ku dilay laba nin oo Keenyaan ah, kuwaasoo ay Jaajuusnimo ku eedeysay, waxaana lagu Toogtay fagaare ku yaalla bartamaha degmada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe.
Labadaan ruux ee Kenyaanka ah ee la toogtay ayaa waxaa lagu kala magacaabi jiray; Jared Mokae Omambia oo 31-jir...
ADDIS ABABA: Haweeneyda guddoomiya u ah ururka midowga Afrika, Nkosazana Dlamini-Zuma ayaa cambaareysay weerarkii shalay xarakada Shabaab ay ku qaaday fariisin ay ciidamada Itoobiya ee AMISOM ay ku leeyihiin deegaanka Halgan oo katirsan gobolka Hiiraan.
Wararka qaar ayaa waxay sheegayaan in dagaalkaas oo xooggaanaa oo u dhexeeeyay Al-shabaab...


















