Saturday, September 20, 2025
Mucaaradka kasoo horjeeda xukuuumadda Suuriya ayaa shir ay ku yeesheen Saudi Arabia waxay kasoo saareen qodobo ay sheegeen in la fuliyo ka hor inta aanay wadahadallo la furin xukuumadda uu hoggaaminayo Bashar Al-Assad. Warbixin ay soo saareen mucaaradka ayay waxay ku baaqeen in waddanka laga sameeyo maamul cusub oo sal-ballaaran,...
Ugu yaraan 11-qof ayaa ku dhintay, 15-qof oo kalena way ku dhaawacmeen dagaal culus oo ciidamada dowladda Somalia iyo kuwa Al-shabaab ku dhexmaray duleedka degmada Diinsoor ee gobolka Bay. Dadka ku dhintay dagaalkan iyo kuwa ay dhaawacyadu kasoo gaareen ayaa dhamaantood ka tirsanaa dhinacyadii dagaallamay, waxaana dagaalkaan la sheegayaa inuu...
Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaran, Dr. Axmed Cali Daahir ayaa ugu baaqay hay’adaha dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed inay si adag ula dagaalamaan musuq-maasuga ragaadiyay dalka, isagoo xusay inay jiri doonaan isbedello, waddankuna uusan kusii jiri doonin marxaladaha hadda jira. Dr. Axmed Cali Daahir ayaa sidoo kale xusay inay la-xisaabtan uu jiri...
Madaxweynaha Dowladda Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale ku celiyay in siyaasad xumida Somalia haysata ay horseedi karto in la gaari waayo halkii la hiigsanayay oo ah in dib loosoo celliyo kala danbeyntii iyo dowlad-wanaaggii Somalia. Xasan Sheekh ayaa xusay in siyaasad xumada jirta ay sabab u tahay inaan...
Maamulka Puntland ayaa digniin ka bixisay isku-day ay sheegtay in Somaliland ay ku doonayso inay shidaal uga baarto deegaanka Holhol oo ka tirsan gobolka Sool. Wasiirka arrimaha gudaha Puntland, Axmed Karaash ayaa sheegay hadalkan isagoo dalka Maraykanka ku sugan, wuxuuna xusay in Somaliland ay qaadan doonto cawaaqib-xumada ka dhalata haddii...
Sarkaal ka tirsanaa hay'adda nabadsugida Qaranka oo lagu magacaabi jiray Maxamed C/llaahi ayaa lagu dilay maanta walxaha qarxa oo loogu xiray gaarigiisa, iyadoo gaariga uu kula qarxay agagaarka isgoyska dabka ee wadada Maka Al-Mukarama ee Magaalada Muqdisho. Gaarigan oo noociisu ahaa Toyoto Carrib ayaa qarxay mar qura, iyadoo markiiba ay...
Shacabka Rwanda ayaa Toddobaadka soo socda u codeyn doona isbedelka lagu sameeyay dastuurka waddankaas, kaasoo madaxweyne, Paul Kagame u ogolaanaya inuu mar saddexaad u tartamo hoggaanka Rwanda, sida ay sheegeen mas’uuliyiin ka tirsan xukuumadda Kigali. Isbedelka lagu sameeyay dastuurka Rwanda ayaa wuxuu fursad u siinayaa mar kale inuu xilka hoggaanka...
Waxaa Muqdisho lagu qabtay maanta munaasabad xarigga looga jawarayay dhismaha cusub ee wasaaradda batroolka iyo macdanta Somalia, taasoo ku taalla bartamaha magaalada Muqdisho, iyadoo wasaaraddu kula soo wareegtay xog-ururin oo la xiriirta baarista shidaal oo ay horay u sameysay shirkada Soma Oil & Gas. Xaruntan cusub ee wasaarada batoolka ayaa...
Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Muqdisho ka furay kulan laba maalmood socon doona oo ku saabsan xoojinta waxqabadka hay’adaha iyo hufnaanta maaliyadeed ee dalka. Xasan Sheekh oo hadal ka jeediyay shirka ayaa ka hadlay xaaladda dalka iyo muhiimadda ay leedahay in si hufan loo dhiso hay’adaha, isla xisaabtanna...
Maxkamad hoost-tagta Xarakada Al-shabaab oo ku taalla dulleedka Degmada Buurhakaba ee Gobolka Bay ayaa maanta xukun karbaash ah ku fulisay nin ay sheegeen in lagu soo eedeeyay inuu kufsaday gabar dhallinyaro ah. Ninka xukunka lagu fuliyay oo lagu magaacabaa, Xasan Macallin Madeey ayaa la sheegay inuu kufsaday gabar dhallinyaro ah oo magaceeda...