Wednesday, November 4, 2026
-Dawlada Puntland ayaa qabqabatay dad gaaraya boqolaal kuwaasoo damcsanaa inay u tahriibaan Yemen. Dadkaa lasoo qabtay ayaa doomo usii saarnaa Yemen marka lasoo qabqabtay ayagoo markaa bilaabayay safarkooda. Dawlada Puntland ayaa sheegtay in dadkaa ay soo qabqabatay kadib markii sirdoonka Puntland aysoo sheegeen xogta kusaabsan safarkooda. 249 qof oo Itoobiyaan u badan...
Ciidamada Kumaandoosta Soomaaliya ee Danab iyo kuwa Amniga Puntland ee PSF, ayaa Maanta Magaalada Gaalkacyo kusoo bandhigay gaari u lahaa Nuur Deeq oo ay sheegeen inuu Al-shabaab u qaabilsana dilalka magaalada Gaalkacyo ka dhaca. Gaarigan oo ah nooca Soomaalidu u taqaanno Land Cruiser, ayaa lahaa labo taargo oo Somalia iyo...
Dalka Soomaaliya ayaa ka mid ah dhowr dal oo shaqaalaha samafalka weeraro loogu geystay sanadkii aanu soo dhaafnay ee 2015. Sidaa waxaa sheegtay heyada Humanitarian Outcomes ee caalamiga ah. Si kastaba ha ahaatee, Humanitarian outcomes waxay sheegtay in Afghanistan uu yahay dalkii weerarada ugu badan loogu geystay shaqaalaha samafalka sanadkii...
Ciidammo ka tirsan Komaandoosta Somalia oo taageero ka helaya ciidammo Mareykan ah ayaa labo Hawl-gal ka Fuliyay Koonfurta Soomaaliya dhawrkii casho ee lasoo dhaafay. Hawl galkan ayaa la sheegay in lagu dilay 30 xoogag Al-shabaab ka tirsanaa, inkastoo aan wali la hayn warar xaqiijin kara tirada dhimashada Weerarradan ay fuliyeen...
Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa xalay xilli dambe isku shaandheyn balaadhan ku sameeyey golaha wasiirada, badhasaabyadda qaarkood iyo masuuliyiin kale. Isku shaandheyntan oo illaa xalay la hadal hayey, ayaa wakhti la kala seexday la soo saaray, waxaana masuuliyiinta cusub iyo kuwii xilalkii ay hayeen laga qaaday kala yihiin: 1. In...
Kadib dilkii maalin ka hor loo geystay nin imaam ka ahaa masaajid iyo ku xigeenkiisa ayaa Muslimiinta Mareykanku eedeyn dusha uga tuureen murashaxa xisbiga Jamhuuriga Donald Trump ayagoo ku eedeeyay inuu nacayb ka dhan ah Muslimiinta abuuro. Imaam masaajid iyo kuxigeenkiisa ayaa lagu toogtay oo lagu dilay Mareykanka gaar ahaan...
Isbahaysiga Xisbiyada Siyaasadda Somalia oo maanta kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa ka hadlay xaaladda doorashada Somalia ee sanadkan 2016-ka, waxayna sidoo kale walaac ka muujieen qaar ka mid ah go'aannadii ka soo baxay shirkii Madasha Qaran ee Dhawaan Muqdisho lagu soo gaba-gabeeyay. Haddaba, Akhriso War-saxaafadeedka Xisbiyada Siyaasadeed Dalka; warsom2011@gmail.com
Wasiirka haweenka iyo Xuquuqul-Insaanka Somaliya Sahro Maxamed Cali Samatar ayaa soo dhaweysay kaalinta haweenka Soomaaliyeed laga siiyay arimaha siyaasadda dalka ,waxaana lagu wadaa in doorashada sanadkan la qabanayo ay ka helaan saami dhan 30%. Shir-weynihii Qaran ee looga hadlayay doorashooyinka Soomaaliya ayaa lagu saxiixay in qoondada haweenka ay ahaan doonto...
Xukuumada Soomaaliya ayaa waxay faahfaahin ka bixisay shir madaxeedka urur goboleedka IGAD ee bisha soo socota ka dhacaya magaalada Muqdisho. Wasiirka Wasaarada Arimaha Dibada ee dowladda Soomaaliya C/salaan Cumar Hadliye oo la hadlay warbaainta ayaa sheegay in dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ay xilligan diyaar u tahay martigelinta shir madaxeedka...
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ansixiyay in la geeyo dalka Koonfurta Sudaan Ciidammo dheeraad ah oo nabad-ilaalineed, kuwaasoo tiradoodu tahay 4000 oo askari, kana socda waddamada gobolka. Caasimadda Koonfurta Sudan ee Juba ayaa waxaa lagu Dagaallamay dhawr casho bilshii lasoo dhaafay, kaasoo dhaliyay dhimashada Boqollaal Ruux iyo weliba...