Thursday, August 6, 2026
-Dawlada dalka Canada, waa dawlada cusub ee dalkaase ayaa sheegtay inay wax ka baddalayso deeqda baniaadminimo ee ay caalamka intiisa kale siiso. Haatan ayaa dawlada dalkaasi waxay wadaa qorshe lagu xaqiijinaayo in wax laga baddalo qaabkaa dalkaasi kusiiyo caawimaada dalalka kale ee caalamka khaasatan dalal gaaraya ilaa 20. Wada hadalo amuurtaa...
Askari ka tirsan booliska Kenya ayaa dhaawacmay kadib markii bamb gacmeed lagu soo tuuray degmada Lamu ee dalka Kenya maanta. Nin dhallinyaro ah oo ka tirsan dhallinyarada dalka Kenya ururka ay leeyihiin ee NYS ayaa isna dhaawacmay.  Waxay labaduba ku dhaawacmeen bambadaas oo ay kusoo tuureen koox looga shakiyay inay...
Dawlad goboleedka Puntland ayaa waxay maanta u dabbaal dageysaa sanad guuradii 18aad ee kasoo wareegtay markii la aasaasay. Munaasabado loogu dabbal dagayo 1da Agoosto oo ah maalintii dhidibada loo aasay xukunkaa Soomaaliyeed sanadkii 1998 ayaa ka socda meelo badan oo Puntland ah gaar ahaan xarunta Puntland ee Garowe. Madax sarsare...
Tobanaan kun oo qof ayaa isugu soo baxay maagalada Gondor ee dalka jaarka nala ah ee Itoobiya maanta. Dadkaa oo isugu soo baxay dibad baxaa oo ilaa haatan oo aanu qoreyno warbixintaan socda ayaa la sheegay inay ka careysan yihiin qaabka shaqo ee dawlada Itoobiya guud ahaan iyo weliba inay...
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa ku riday xukunno 31-qof oo lagu soo qabtay maandooriyeyaal, kuwaasoo isugu jiray rag iyo dumar, iyadoo saraakiisha ciidamada soo qatay ay sheegeeen in dadkan ay qaarkood isticmaalayeen Maan-dooriyaha halka kuwo kalena ay iibinayeen. Waxaana ka mid ahaa Xashiish iyo Qamri. Dhageysiga dacwadooda kaddib ayay maxakmaddu sii...
Dhisme ay ku badan yihiin Dadka Ajaanibta ah ee ku sugan Dalka Afgaanistana ayaa lagu qaaday weerar qaraxyo ah oo dhaliyay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta. Weerarkaan oo loo adeegsaday Gaari weyn oo Waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa lala eegtay saldhigga Bagram oo ku yaalla duleedka xarunta dalka...
Gudiga doorashooyinka heer fedral ee uu sida sharcidarada ah uu ku magacaabey M//weynaha xilkiisu sii dhamaanayo Xasan Sheekh iyo madaxda madasha qaran kooxda la baxdey ayaa la yimid qorshe lama filaan ah oo aan loo fadhiyin. Iyagoo ku doonaya in doorashada waqtigeeda dib loo dhigo,maadaama ay ahaayeen dad markii horeba...
Munaasabad xalay oo ka dhacday Xarunta Villa Hargeysa ee Muqdisho oo lagu sagootinayay Cayaartoyda Puntland, ayaa waxaa ka qayb-galay Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia, Xildhibaannada Baarlamaanka, Wasiiro, Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka, taliyaha Asluubta, Dublamaasiyiin uu ka mid ahaa; Danjiraha Jabuuti ee Somalia iyo marti sharaf kale. Xildhibaannad Khadiijo Maxamed Diiriye oo hadal...
Qaraxyo is-xigay ayaa goor-dhaweyn lagu weeraray xarunta dambi-baarista booliiska Somalia eee CID-da ee Muqdisho, taasoo ku dhaw isgoyska KM-4 ee magaalada Muqdisho. Sidoo kale, Qaraxyadan oo ahaa kuwo aad u culus, ayaa waxaa laga maqlay inta badan Muqdisho, waxaana ay ahaayeen kuwo loo adeegsaday Gaadiid laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarxa. Markii...
-Sanadkaan 2016 ayaa waxaa badaha ku dhintay muhaajiriin badan oo isku dayaayay inay gaaraan Yurub. Sida uu qoray wargeyska 'The Independent' ee kasoo baxa dalka Ingiriiska wali waxaa sare usii kaceysa tirada muhaajiriinta badaha ku harqanaya. Sanadkaan waxaa baduhu liqeen in ka badan 3000. Muhaajiriinta ayaa isku dayaya inay ka baxsadaan...