Thursday, August 6, 2026
Soomaali iyo Muslimiin badan ayaa dibad bax isugu soo baxay maagaalada Ottawa ee dalka Canada shalay. Dadkaa ayaa ka careysnaa dilkii boolisku dhowr maalmood ka hor u geeystay nin Soomaali ahaa oo waxoogaa dhimirka la sheegay inuu ka jiranaa, kaasoo ay ka qabteen meel u dhow gurigiisa oo magaaladaa ah. Ninkaa...
Safiirka Soomaaliya u fadhiya Kenya, Mudane Jamaal Maxamed Xassan ayaa xalay fiidkii hore soo booqday xaafada Soomaalidu u badan tahay ee Islii ee caasimada Nairobi Kenya. Safiirka ayaa meelihii uu booqday waxaa kujirta xarunta dhaqanka iyo aqriska ee Awjaamac ee Xaafada Islii. Safiirka Soomaliya ayaa wuxuu xarunta usoo booqday si uu...
Xukuumadda Turkiga ayaa Nigeria ka codsatay inay xirto tiro iskuullo ay sheegtay inuu leeyahay Fetullah Gulen oo dhawaan ay Dowladdu ku eedeysay in uu ka dambeeyay afgambigii dhicisoobay ee ka dhacay dalka Turkiga. Danjiraha Turkiga u fadhiya Dalka Nigeria, Hakan Cakil ayaa sheegay inuu codsaday in albaabada loo laabo 17-iskuul....
Arday boqollaal gaareysa oo Sannadkaan ka soo baxay dugsiga sare ee Jaabir Bin Xayaan Faraciisa Afarta-Jardiino ee ku yaalla Magaalada Muqdisho ayaa booqday Xarunta Kambaska Dr. Shahiid ee Jaamacadda Banaadir oo ku yaalla degaanka km-13 ee wadada Afgooye. Booqashada Ardaydaan, ayaa qeyb ka ah soo dhoweyn iyo casuumaad ay Jaamacadda...
Dukaammo Ganacsato Soomaaliyeed ay ku lahaayeen deegaanno hoos-yimaada Magaalada Cape-town ee dalka Koonfur Afrika ayaa la boobay qaarkoodna la gubay, kaddib markii dadka deegaanka oo aad u careysan ay ku qamaameen ganacsiga Ajaanibta iyagoo ka cabanaya Dowladda Hoose ee Deegaankaas. Iyadoo Toddobaad keliya ay ka harsan tahay Doorashooyinka Dowladaha Hoose...
Warar qaar ka tirsan warbaahinta gudaha Kenya ay qoreyso ayaa sheegaya in boqolaal askari oo Muslimiin ah ay isaga baxeen ciidamada Kenya ee KDF shantii sano ee lasoo dhaafay. Wararkaa ayaa sheegaya in ama ay waraaqo iscasilaad ah soo gudbiyeen amaba aysan soo gudbine ay isga baxeen ayagoon ogeysiis xataa...
Wasiirada Arimaha Dibadda ee dalka Kenya, Aamina Maxamed ayaa QM u sheegtay in loo baahan yahay in beesha caalamku sii waddo bixinta qarashaadka AMISOM hadii gobolka laga doonayo nabad waadha. Khamiistii khudbad ay ka jeedisay xarunta QM ee New York ayaa Amina ku sheegtay in yareyntii uu midowga Yurub uu...
Anigoo Kuhadlaya Afka Shacabka Geeska Afrika Ee Somaliya Ee Dulman Og Khiyaanada Dalka Soomaaliya Kasocota Siyaasigii Ugu Horeeyey Ee 4 Sano KudhawaaqayeyDulmiga Xukuumada Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud Kuhayso Shacabka Geeska Afrika Ee Somaliya Ee Dulman Oo Maanta Soomali Oo Dhan Markhaati Kawada Tahay Wixii 4 Sanadood Kahor Aan Aragnay...
Cayaarihii Kubadda Cagta ee SomaliWeek ayaa si habsami leh uga socda magaalada Toronto ee dalka Canada ,iyadoo bartanka looga jiro xuska todobaadka dhaqanka ee Soomaalida Canada oo maalmo ka hor ka furmay qaybo kamid ah dalkaas. Kulamo kubadda cagta ah oo lagu xusayo munaasbaddan ayaa maalmihii la soo dhaafay qabsoomay...
Wasaaradda Waxbarashad Somalia ayaa soo bandhigtay natiijooyinka Imtixaanaadkii dugsiyada sare ee dalka, Kuwaasoo ay kaalinta koowaad ka gashay gabar. Haddaba, Halkaan Hoose ka AKHRISO Natiijada Imtixaanaadka oo dhan: DHAGAXTUUR DHAME-YASIN GIIRE Hantiwadaag-1 Howlwadag Hoyga-Xamar Imam-Shafici Maxamuud-Mire TALEEX Xarunta-1da-luulyo Xarunta-11ka-janaayo Xarunta-12-Oktoobar Xarunta-15-May Xarunta-20-ka-Disembar Xarunta-21-ka-Oktoobar Xarunta-Aqoonta-Boondheere Xarunta-BAARBE Xarunta-Banaadir-Sare Xarunta-Bartamaha Xarunta-Cali-Xuseen Xarunta-Dugsiga-Farsamada Xarunta-Godey Xarunta-H.DH_.-Banaadir Xarunta-H.DH-Cabdicasiis Xarunta-Jaamacada-Hope Xarunta-Jabuuti Xarunta-JUS Xarunta-Kaaraan Xarunta-Kuliyada-Farsamada Xarunta-Naasir Xarunta-Qariidi Xarunta-Raage-Ugaas Xarunta-Shangani Xarunta-Shiikh-Xasan-Barsane Xarunta-Sidii Xarunta-Siyaad Xarunta-Tadaamun Xarunta-Waabari-Cusub Xarunta-Wiil-Waal Xarunta-Xamar-Jajab Xarunta-Xamar-weyne Xarunta-Xero-Gaadiid Xarunta-Simad-Gaheyr Xarunta-Sheekhk-Yuusuf-Kowneyn Xarunta-H-Dh-Warta-Nabadda Yassin-Cusmaan Macalin-Jaamac Gobollada Dalka: Xarunta-Afgooye Xarunta-Baardheere Xarunta-Balcad Xarunta-Baydhabo Xarunta-Buulabarte Xarunta-Caabud-waaq Xarunta-Cadaado Xarunta-Dhuusamareeb Xarunta-Garbaharey Xarunta-Jowhar Xarunta-Kaalkacyo Xarunta-Kismaayo warsom2011@gmail.com