Ciidamada Kenya ee KDF ayaa sheegay in haatan ay xarakada Al-Shabaab si qasab ah ku askareynayso dhallinyarada Kenya si ay ugu dagaalamaan gaar ahaan dhillinyarada kunool gobolka Xeebta ee Kenya.
Taliyaha ciidamada KDF, Jeneraale Samson Mwathethe ayaa sheegay in dhallinyaradu haatan aysan jecleyn inay kubiiraan xarakada Al-Shabaab balse Al-Shabaab ay...
ayaa xaqiijisay in mid ka mid ahaa shaqaalaheeda dhawaan uu ku dhintay qaraxyadii ka dhacay Muqdisho.
Ninkaa oo dhallin yaro ahaa sidoo kalena ahaa Soomaali ayaa wuxuu ku dhintay qaraxyadii lagu weeraray xarunta QM ee u dhow garoonka diyaaradaha ee caalamiga ah ee Muqdisho. Axmed Maxamed Xassan ayaa ku dhintay...
Madaxweynaha dalka Turkiga, Recep Tayyip Erdogan ayaa shalay ku eedeeyay Reer Galbeedku inuu taageerayay afgambigii dhicisoobay.
Erdogan ayaa weerarkaa ba'an ee afka ah ku qaaday gaar ahaan dalalka Reer Galbeedka ee gacan saarka la lahaa dalkiisa. Wuxuu sheegay in ay taageereen argagax iyo dadkii soo maleegay shirqoolkii kursiga looga tuurayay...
Ref: ALF27072016
Date: July 27, 2016
Chair, The coalition of political parties
Mogadishu, Somalia
Re: Nomination of 2016 Electoral Commission, its independence and constitutionality
Dear Chair,
Thank you for your letter addressed to our law firm, in which you requested a legal opinion on the nomination process of 2016 electoral commission, its independence and constitutionality.
Please...
Kulan ay yeesheen taliyeyaasha sare ee AMISOM ayaa lagu gorfeeyay waxqabadka hawlgalka iyo sidii loo sii horumarin lahaa.
Taliyaha guud ee ciidamada AMISOM, Sareeye Gaas, Cusmaan Nuur Subagle ayaa ka dalbaday saraakiisha sarsare ee militariga ee AMISOM inay dib u eegid ku sameeyaan istaraatiijiyadaha haatan jira ee lagu horumarin karo...
Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa xukuumadda ku eedeeyey inay culays ku hayso gobolka Saaxil, isla markaana ay u diidan tahay shir ay yeelan lahaayeen beelaha gobolkaasi dega.
Xoghayaha warfaafinta xisbiga mucaaradka ah ee WADANI C/rashiid Xasan Mataan ayaa sheegay inay khalad tahay in beelaha dega qaarkood gobolka Saaxil oo...
Shir-weyne wada-tashi ah oo looga hadlayo Sharciga Dhismaha Waddooyinka iyo Buundooyinka Dalka, ayna soo qaban-qaabisay Wasaaradda Howlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guriyeynta Somalia ayaa si rasmi ah Maanta ugu furmay Magaalada Muqdisho.
Kulankaan oo socon doona Muddo Seddex Maalmood ah, ayaa waxaa ka Qayb-qaadanaya Wasiirrada Wasaaradaha howlaha guud ee...
Iyadoo maalmahaan ay soo baxayeen in laga yaabo in doorashada dalka ay dib u dhacdo, ayaa waxaa haddana la filayaa in Magaalada Muqdisho ay kulamo ku yeeshaan Mas'uuliyiinta Soomaalida, kaasoo looga hadli doono Doorashooyinka iyo Xilliga ay dhacayaan.
Inkastoo Mas'uuliyiinta Soomaaliya ay sheegeen in doorashadu aysan dib uga dhici doonin...
Diyaaradaha dagaalka Mareeykanka ayaa markii ugu horeeysay howlgallo dhanka cirka ah ka fuliyay dalka Liibiya, ayagoo duqeeymo la beegsaday saldhigyo ay kooxda ISIL ku lahayd magaalada Sirta, sida laga soo xigtay dowladda wadaagga ah ee dalka Liibiya.
“Duqeymihii ugu horeeyay oo ay diyaaradaha mareeykanka la beegsadaan saldhigyada ururka ISIL ayaa...
Maamulka gobolka Gedo ayaa soo jeediyay eedeymo la xiriira raashin gargaar ah oo gobolkaa loo waday oo la musuqmaasuqay.
Raashinkaa ayaa waxaa wararku sheegayaan in ay bixisay dawlada dalka Turkiga. Maamulka Gedo ayaa sheegay in raashinkaa la geeyay suuqyada Kismaayo oo halkaa lagu sii iibiyay walow aan iib loogu tala...


















