Dawladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in shirkii lagaga xaajoonayay maamul u samaynta gobolada Shabeellaha Dhexe iyo Hiiraan uu magaalada Jawhar ka furmi doono Maalinta Sabtida ee 3-da bisha September.
Waxaa sidoo kale arrintaasi ka hadlay urur goboleedka IGAD oo ergooyinka shirkaasi ka qayb galaya ugu baaqayinay shirkasi ka soo qayb...
Safiirada Ingiriiska u joogta Somalia, Harriet Mathews, ayaa sheegtay in haddii doorashadda madaxtooyada iyo Baarlamaanka Somaliland dib uga dhacaan wakhtigii loo qorsheeyey ay sumcad xun ku tahay Dimuqraadiyadda iyo Geeddi-socodka Somaliland.
Danjire Harriet Mathews ayaa sidaas ka sheegtay markii ay soo dhamaystay kulamo ay la lahayd xukuumada, gudoomiyaha maxkamada sare...
Puntland, ayaa maanta soo Bandhigtay magacyada iyo Beelaha Kooxihii ka dambeeyay Qaraxyadii ka dhacay Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, waxaana lagu wargelinayaa dhammaan hay’adaha Ammaanka Puntland in inay soo qab-qabtaan dhagar-qabayaasha ka tirsan Al-shabaab ee geystay falkii dhawaan ka dhacay magaalada Gaalkacyo.
Falkaas oo ay naftooda ku waayeen dad badan,...
Ugu yaraan shan ruux ayaa ku geeriyooday, 10-qof oo kalena way ku dhaawacmeen, qarax is-miidaamin ahaa oo Goor-dhaw ka dhacay Afaafka hore ee xarunta Madatooyada Somalia ee Muqdisho.
Gaadiidka gurmadka deg-degga ah iyo kuwa Ciidamada oo wada dhaawacyo kala duwan ayaa lagu arkayaa waddada muhiimka ah ee Maka Al-mukarama, waxayna...
Ku dhawaad 6,500 oo muhaajiriin ah ayaa laga soo badbaadiyay badda meelo ka baxsan xeebaha Liibiya shalay Isniintii.
Sidaa waxaa laga soo xigtay oo wakaaladaha wararku ka soo xigteen ciidamada ilaalada ee Talyaaniga. Waxay ciidamadaasi sheegeen shalay inay u ahayd mid ka mid maalmaha ay ugu mashquulka badnaayeen taariikhda gaar...
Ergayga Ururka Midowga Afrika ee arrimaha Somalia, Danjire Francisco Madeira, ayaa Beesha Caalamka ugu baaqay inay kordhiyaan Taageerada ay siiyaan Ciidamada Qaranka Somalia, si ay awood ugu yeeshaan la dagaallanka xoogagga Al-shabaab.
Dajire Madeira oo ka hadlayay kulan lix maalmood socday oo ay ka qayb-galeen taliyeyaasha qaybaha ciidamada AMISOM iyo...
Magaalada Berbera ayaa waxaa ka jirta biyo la'aan baahsan gaar ahaan xaafadaha qaar.
Xaafada Finland ayaa aad looga cabanayaa biyo la'aanta ayadoo ay ka mid tahay xaafadaasi qeybaha ay biyo la'aantu sida aadka ah u saamaysay.
Xaafadaa yaa qasabado ama tuubiyoon leh balse wax biyo ah malahan oo waa ay qalalan...
-Kaneecada dheddigga ah ayaa dullin sidaha cudurka Zika u gudbin kareysa ugxaanteeda iyo dhallaankeeda.
Kaasi maahan warkeena balse waa daraasad ay samaysay Jaamacada Texas. Daraasada ayaa intaa raacisay in dilitaanka kaneecada waaweyn aysan wax weyn soo kordhinayn.
Cilmibaareyaal ayaa arinkaa wax ka yiri shalayto Isniintii. Jaamacadaa cilmibaareyaal ka tirsan ayaa markaa...
Kulan ay soo qabanqaabiyeen aqoonyahanno wax ku soo bartay Jaamacaddii Ummadda Soomaaliyeed (JUS), ayna ka soo qayb galeen waxgaradka jaalliyada Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay magaalada Birmingham ee waddanka Ingiriiska.
Kulanka oo ahaa mid si wanaagsan loo soo abaabulay, waxaa warbixin dheer oo xiiso badan ka soo jeediyay G/Ku xigeenka Jaamacadda...
Golaha Wasiirada Galmudug oo maanta shir ku yeeshay xaruntooda degmada Cadaado, ayaa waxay War-saxaafadeed kasoo saareen hadal dhawaan ka soo yeeray maamulka Puntland - oo sheegayay in Gaadiidka Xamuulka ah ee soo galaya Deegaannada Galmudug aysan Ogolaan doonin iyo Qodobbo kale oo Ammaanka la Xiriira madaama ay Galmudug ka...


















