Friday, August 7, 2026
Madaxweynaha Somalia, Xasan Sh. Maxamuud ayaa sheegay in Dowladda ay Sameyneyso Dadaal kasta oo lagu Xaqiijinayo in Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku Xiran dalka India dib dalka loogu soo celiyo. Xasan Sheekh ayaa sheegay in Somalia ku xiran Magaalada Mumbai ee Gobolka Maharashtra uu kala hadlay Arrintooda Ra’iisul Wasaaraha Hindiya, Narendra...
Ugaas Xasan Ugaas Khaliif - oo ka mid ah Duubabka dhaqanka Gobolka Hiiraan, ayaa ku Gacan-seyray Hadalkii Maalintii Shalay ka soo yeeray Guddiga hir-gelinta doorashada heer Federaal ee dalka oo go'aan ku gaaray in xildhibaanada Baarlamaanka Gobollada Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe lagu soo xulayo Muqdisho. Ugaaska, ayaa sheegay in marar...
Koox hubeysan oo watay gaari ayaa maanta degmada Wardhiigley ee Magaalada Muqdisho ku dhaawacay xeer-ilaaliye ku xigeenka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya, Col. Cabdullaahi Xuseen Maxamed (Mayoonge). Dableyda ayaa weerarka ku dilay darawalkii xeer-ilaaliye ku xigeenka maxkamada ciidanka Qalabka Sida ee Somalia iyadoo Weerarkan uu ka dhacay meel ku...
Waxaa aad loo ammaanay sida wacan ee doorashada Soomaaliya loogaga diyaar garoobay magaalada Kismaayo, Jubaland, Soomaaliya. Kismaayo ayaa ammaanku soo hagaagay muddooyinkii ugu dambeeyay ayadoo iminka ay magaaladaa kasocdaan hawlo badan oo dhanka horumarka iyo maalgashiga ah. Guud ahaan waxaa murashaxiinta ka imaanaya Kismaayo iyo guud ahaan gobolada Jubaland ay diyaar...
Kadib markii ciidamo ka tirsan IPS ee Puntland ay shalay inta gadoodeen mushaaraad la'aan dartood ay ula wareegeen Baanka Dhexe ee Puntland ayaa wararka maantu ay sheegayaan in ciidamadaasi ay halkaa ka tageen. Ugu dambeyn ayaa ciidankaasi meesha isaga huleelay kadib markii sida muuqata loogu carrab laalaadiyay in xaqooda ka...
Ciidamada KDF ee AMISOM oo mushaaraad kasoo daaheen ayaa ugu dambeyn mushaaraadkoodii la siiyay. Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sidaa shaaciyay shalay galab. Sidoo kale ayaa afhayeenka aqalka madaxtooyada ee Kenya, Manoah Esipisu uu sheegay in dhawaan midowga Yurub uu baxshay lacag taasoo loo adeegsaday bixinta gunnooyinka AMISOM. “Madaxweynuhu wuxuu si...
Wasiirka Arrimaha dibadda xukuumadda Soomaaliya C/salaan Hadliye Cumar, ayaa shirka guud ee Ummadaha Midooba ka sheegay in Dowladda Somalia ay Ciidan ahaan uga Adkaatay Al-shabaab. Isagoo Xusay in Ciidamada Somalia oo kaashanaya kuwa AMISOM ay deegaanno badan ka saareen Al-shabaab. Hadliye, ayaa sheegay in Al-shabaab ay haatan Gacanta ku hayaan...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke, ayaa sheegay in Xukuumadda Federaalka Somalia aysan ku qanacsanayn xukunkii dilka ah ee Dowladda India ay ku ridday dhalinyarada Soomaaliyeed, madaama aysan helin fursad ay isaga difaacaan eedaymaha loo soo jeediyay. “Xukuumadda Federaalka ah kuma Qanacsano xukunka Dowladda Hindiya ay dhaliyaradda Soomaaliyeed...
Labo beelood oo dhawaan dagaalo ku dhex mareen magaalada Marka iyo qeybo kale oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Hoose ayaa heshiis ku gaaray Muqdisho. Kadib shir Muqdisho 4 maalmood uga socday cuqaasha iyo waxgaradka labada beelood ee walaalaha ah ayaa labada daraf ugu dambeyntii waxay ku guuleysteen in lagu heshiiyo...
Kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho Isbaheysiga xisbiyada siyaasadda soomaaliya ayna gudoominayeen gudoonka isbaheysiga xisbiyada siyaasada soomaaliya ayaa waxaa lagaga hadley arimo xasaasi ah. Dood iyo falanqeyn kadib ayaa madaxda xisbiyada siyaasada waxey soo saareen qoralkan oo sidan u qornaa:- Isbaheysiga xisbiyada siyaasada soomaaliya waxey dood ka yeesheen arrimaha doorashada dadban...