Madaxa ciidamada Uganada ayaa sheegay inuusan asagu arag fiidiyowga Al-shabaab soo deysay ee muujinaya askariga ay ka heystaan Uganda.
Si kastaba ha ahaatee, wuxuu intaasi ku daray in dawlada Uganda ay samaynayso wax kasta oo karaankeeda ah si ninkaa loo soo daayo oo uu askarigaasi xornimadiisu dib ugu helo. Askarigaa...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sh. Shariif Sh. Axmed, ahna musharax u taagan xilka madaxweynaha dalka, ayaa hoyga uu ka dagan yahay Muqdisho wuxuu kulammo kala duwan ku qaatay qaar ka mid ah safiirrada Dalalka Caalamka u jooga Somalia, waxayna kulammadan iskula soo qaadeen Xaaladaha Guud ee dalka iyo sida...
-Booliska Kenya ayaa dilay nin muddo la doondoonayay oo lagu tuhunsanaa argagaxisonimo magaalada Mombasa shalay.
Ismaaciil Shosi ayaa waxaa dawladu dul dhigtay 2 malyan oo shilin Kenya ah cidii soo sheegta. Waxaa shalay biliisku ku dileen xaafada Mwandoni ee magaaladaasi Mombasa.
Booliska ayaa sheegay in hub ay kasoo heleen guri uu...
Ergayga QM u Qaabilsan Soomaaliya, Danjire Micheal Keating ayaa golaha ammaanka uga Warbixiyay Xaaladihii ugu dambeeyay ee Siyaasadda Soomaaliya iyo dib u dhacii doorashooyinkii la filayay in bishan iyo tan soo socota ka dhacaan Soomaaliya.
Danjire Keating ayaa si gaar ah uga hadlay sababaha dib u dhigay doorashooyinkii dalka ee...
Haweeney xaakim ah ayaa diiday in Soomaali ka shaqeeya warshad hilib ay tukadaan inta lagu jiro saacadaha shaqada.
Haweeneydaa xaakimka maxkamada ah ayaa sidii shirkadaasi rabtay yeeshay ayadoo ka horistaagtay in shaqaalahaa Soomaali Mareykanka ah ay salaadaha 5ta waqti tukadaan xilliyada shaqada ayadoo shaqadoodu tahay in hilib ay warshadeeyaan.
Eed iyo...
Haweeney xaakim ah ayaa diiday in Soomaali ka shaqeeya warshad hilib ay tukadaan inta lagu jiro saacadaha shaqada.
Haweeneydaa xaakimka maxkamada ah ayaa sidii shirkadaasi rabtay yeeshay ayadoo ka horistaagtay in shaqaalahaa Soomaali Mareykanka ah ay salaadaha 5ta waqti tukadaan xilliyada shaqada ayadoo shaqadoodu tahay in hilib ay warshadeeyaan.
Eed iyo...
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa mamnuucay maanta suuqa Cabdalla Shisheeye ee suuqa Bakaaraha, kaasoo lagu sameeyo dukumiintiyada iyo shahaadooyinka, isla markaana lagu iibiyo qalabka lasoo isitcmaalay.
Afhayeenka Gobolka Banaadir, C/fitaax Cumar Xalane iyo Guddoomiye ku xigeenka siyaasadda iyo Amniga, Maxamed Axmed Diiriye oo Maanta Shir jaraa’id ku qabtay suuqa bakaaraha, ayaa...
Ra’iisul Wasaaraha Somalia, Cumar C/rashiid Cali Sharma'arke ayaa War-saxaafadeed uu soo saaray Maanta ku sheegay in Go’aan-ka-gaaarida Goobta lagu Qabanayo Doorashooyinka Xildhibaannada Gobollada Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe ay tahay mid Dowladda FS u taalla, Guddiga Doorashadda Dadbanna looga bahan yahay inay wada-tashi la yeeshaan Isimada ugu jira gobolladan odayaasha...
Al-shabaab ayaa kusoo bandhigtay muuqaal fiidiyow ah askari ka tirsan Ciidanka Uganda ee AMISOM, kaasoo ay Sannad ka hor ku Qabsadeen Weerar ay Sannadkii hore ku qaadeen saldhig ay ciidankan ku lahaayeen deegaanka Janaale ee gobolka Shabeelada Hoose.
Askarigaan oo magaciisa ku sheegay Massasa M.Y. ayaa muuqaalka lagu soo bandhigay...
30ka bisha 11aad ee sanadkaan ama Nofember ayaa ah taariikhda cusub ee loo meel dhigay doorashada madaxweynenimo ee dalka Soomaaliya.
Guddiga doorashada dadban ee Soomaalia ayaa jadwal cusub u dajiyay maalin ka hor doorashada mar kale kadib dib u dhacyo laga baaqsan kari waayay. Bishaan 24ka ayaa dib u dhac...


















