Maamulka Galmudug ayaa maanta waxaa ka dhacey doorashada barlamaanka aqalka hoose ee federalka soomaaliya xubno u tartamayeykuwaasoo qaar kamid ahi ay la dhacsanyihiin hugaaminta Xasan sheekh iyo kooxda ku wareegsan,halka qaar cusub oo aan la ogeyn cidda ay raacsanyihiin ay barlamaanka xiligan kusoo biireen.
Ragga maanta soo baxey ayaa waxaa...
Xarunta Maamulka K/galbeed ee Baydhabo ayaa maanta waxaa ka dhacey doorashadii ugu adkeyd ee goorahan ka dhaceysey maamul goboleedyada dalka taas oo dhexmartey xildhibaano doonayaal qaarkood la dhacsanyihiin dadka ama kooxda hada iyaasada soomaaliya hor booda.
Tartankii ugu akaa waxa uu maanta dhex marey wasiirka Maaliyada ee xiligan Fargeto iyo...
Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa Hambalyo u Dirtay Madaxweynaha la doortay ee Waddanka Mareykanka Donald Trump oo noqonaya madaxweynihii 45-aad ee Mareykanka.
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya C/salaam Hadliye Cumar oo BBC-da la hadlay ayaa sheegay in xukuumadda Federaalka Somalia ay la shaqeynayso Trump oo loo doortay Madaxweynaha cusub ee Mareykanka.
Sidoo...
Allaha u naxxariistee waxaa maanta muqdisho lagu diley Nabadoon caan ah isla markaasna culimo ahaa iyadoo lagu soo waramayo in ay dileen rag hubeysan oo dharka ciidamada wata,kuwaasoo watey gaari kuwa ciidamada ah.
Wadaadkan oo allaha u naxariistee lagu magacaabi jirey Heekh Cabdullaahi Axmed Rooble ayaa waxaa lagu diley wadada...
Prof Cismaan Max'uud Dufle ayaa ku guuleystay kursigii labaad xubinnida aqalka sare ku matallaya dowlad gobolleedka Hirshabeelle.
Prof Dufle ayaa hellay 85 cod, halka musharixii la tartamayay oo lagu magacaabo Jaamac Xusseen Xaanshi uu hellay 12 cod, iyadoo mudanayaasha baarlamaanka codadkooda dhiibatay gaarayeen 97 xildhibaan.
Doorashada ayaa ilaa iyo hadda ku...
Donald Trump ayaa loo doortay inuu Madaxweyne cusub ka noqdo Mareykanka, kaddib guul lama filaan ah uu ka gaaray doorashadii dalkaas ka dhacday ee lagu soo xulanayay Madaxweynaha cusub.
Trump oo ahaa musharraxa xisbiga Jamhuuriga uga qaybgalay doorashada Madaxweynaha ayaa ka adkaaday musharaxii Xisbiga Dimuquraadiga ee Hillary Clinton oo dad...
Hillary Clinton taasoo aan loo maleyneyn markii hore maadaama lasaadaalinaayay in Hillary ay guuleysato. Guushiisa ayaa dad badan dhakafaar ku ah.
Donald Trump ayaa ah nin ganacsade ah oo bilyoneer ah. Wuxuu ka faaiideystay codeeyeyaasha doonaya in dhaqaalaha sare loo qaado codadkooda sida ay qortay wakaalada wararka ee AP.
Wuxuu kaloo...
Dawlada Soomaaliya ayaa safaaradeedii Yemen ka rartay caasimadii Yemen ee Sanca una rartay Cadan.
Cadan ayaa haatan ah caasimada kumeel gaarka ah ee Yemen ee dawlada sida waziirka arimaha dibada ee Yemen uu asbuucaan sheegay. Dawlada Yemen ayaa wakaalada wararka ee dalkaa ee SABA u sheegtay in tillaabada Soomaaliya ku...
Doorashada Taariikhiga ah ee Madaxweynenimo ee Wadanka Mareykanka, ayaa ka billaabatay Gobollo badan oo ku yaalla Waddankaas, iyadoo dadweynuhu ay soo dooranayaan Madaxweynihii bedeli lahaa madaxweynaha xilligan ee Barack H. Obama.
Jagada Madaxweynaha Cusub ee Mareykanka ayaa waxaa ku tartamaya Hillary Clinton iyo Donald Trump. Waxayna labadan Musharrax Xilligii hore...
Rag hubeysan ayaa caawa magaalada Beledweyne ku toogtay labo askari oo ka tirsanaa ciidammada dowladda federaalka.
Labada askari oo lagu dillay xaafadda Buundo-weyn ayaa waxaa goobta ka baxsaday raggii toogashada geystay, sidda ay inoo sheegeen dadkii goobta agdhawaa.
Ma'aha markii ugu horeysay oo siddan oo kale askar ka tirsan ciidammada dowladda...


















