Tuesday, August 11, 2026
Ciidamada Puntland ayaa sheegay inay dib uga qabsadeen magaalo xeebeedka Qandala jabhada Daacish ee bishii hore halkaa qabsatay. Ciidamada Puntland ayaa tan iyo shalay kula dagaalamayay Daacish Qandala iyo nawaaxigeeda. Hase ahaatee maanta ayay ciidama Puntland sheegeen inay Qandala la wareegeen. Taliyaha ciidanka badda ee Puntland kolonel C/Naasir Caynab Cali ...
Iyadoo  wali gobollada dalka ka socdaan doorashooyinka xubnaha aqalka hoose, ayaan lagu doortay magaalooyinka Muqdisho iyo jowhar xubno ka mid noqonaya baarlamaanka cusub ee ee sanadkan 2016ka. Magaalada Muqdisho doorasho qeyb ka aheyd kuraasta beellaha Banaadiriga ayaa waxaa ku soo baxay labo xubnood oo kala ah Jeylaani Nuur Iikar guddoomiye...
Odayaasha-dhaqanka ,Wax-garadka iyo Siyaasiyiinta Saddex beelood oo ka mid ah Beelaha Wuqooyiga Somalia ka soo jeeda, ayaa si weyn ugu soo Hor-jeestay qaabka ay Xubno kasoo jeeda Beesha Isaaq u Maamuleen Kuraastii ay ku lahaayeen Aqallada Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya. Wax-garadkan oo kasoo kala jeeda; Beelaha Guda-biirse,Ciise iyo Faqi-shinni, ayaa...
Xoogaga Puntland ayaa sheegay inay 7 dagaalyahan kadileen Daacishta Qandala. Shalay mar ay ku dirireen tuulada Bashaashin oo Qandala u jirta 34km ayaa ciidamada Puntland ay kadib sidaa sheegeen. Tan iyo bartamihii bishii Nofeembar ayaa dagaalyahano sheegay inay yihiin Daacish ay heysteen Qandala. Intaa kadib waxaa magaaladaa isaga barakacay dadkii halkaa...
Ciidamada dowlad gobolleedka Puntland ayaa wali ku sii siqaya demada Qandala ee gobolka Bari oo bishii October ee ina shaafta la wareegeen xoogag sheegtay in ay ka tirsan yihiin kooxda Daacish. Howlgalka ciidammada Puntland oo dhinacyo badan ka imanaya ayaa siddoo kale waxaa qeyb ka ah ciidammada badda kuwaa oo...
Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa xalay saqdii dhexe isku shaandheyn ku sameeyey golihiisa xukuuumadda, isla markaana xilalkii ka qaaday wasiiro, wasiir ku xigeenno, agaasimeyaal iyo qaar ka mid ah maareeyeyaasha hay’adaha dawladda. Isku shaandheyntan oo habeenaddii u dambeeyey la sugayey, isla markaana masuulliyiin badan hurdadii u diida, kuwaas oo...
Dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab ayaa ka soo dhax muuqday sawir muujinaya iyaga oo dul taagan diyaarad nooca Drone ka ah oo ku soo dhacday deegaan ka tirsan gobolka Sh/hoose. Afar ka mid ah dagaalamayaasha Al-shabaab oo ku hubeysnaa qoryaha AK47-ka, islamarkaana wajiyada soo xirtay ayaa la arkayay iyaga oo dultaagan...
Siyaasiga C/qaadir Cali Cumar horeyna wasiirka arrimaha gudaha uga soo noqday dowladdii KMG ee Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in leyska hortaagay doorashada ka socta magaalada Cadaado, kaddib markii isaga iyo ergadiisa loo diiday in ay ka qeyb-gallaan doorashada. Gaar ahaan C/qaadir Cali Cumar ayaa arintan ku eedeyay in uu...
Maxkamadaynta seddex qof oo ka soo jeeda Kensas loona haysto qorshaynta weerar bambaano oo lalal eegan lahaa Masjid ay Somalida Kensas leedahay ayaa mar kale dib loo dhigay. Qaadiga Maxkamadda ee Kensas Eric Melgren ayaa sheegay in maxkamddu ay go’aanka kama danbaysta ah ee  kiiskan ay gaari doonto 25-ka bisha...
Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Gambia, Alieu Momar Njie, ayaa Maanta sheegay in madaxweynihii Gambia Yahya Jammeh uu qirtay in looga Guulaystay Doorashadii Madaxnimo ee shalay ka dhacday dalkaas. Alieu Momar, ayaa hadaliisa ku daray in ay ahayd Waxaan la saadaalinay inuu qiran doono Hoggaamiyaha Gambia qirto in looga guulaystay doorashada ka...