Tuesday, August 11, 2026
Wakiilka xog-hayaha guud ee QM Micheal Keating ayaa war  ka soo saaray doorashada guddoomiyaha baarlamaanka iyo tan madaxweynaha ee Soomaaliya, isaga oo ka digay in doorashada mar kale dib u dhacdo. Danjire Keating, ayaa soo jeediyay digniin ah in sanadka cusub aysan gaarin doorashada madaxweynaha iyo gudoonka baarlamaanka Soomaaliya, maadaama...
Ra´iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Somalia Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa soo jeediyay in doorashada Gobollada Waqooyi ee Somalia lagu Qabto Xalane, kaddib War-saxaafadeed uu soo saaray. Haddaba, War-saxaafadeedka RW Xukuumadda Soomaaliya ayaa u Qornaa Sidaan:
Kulanka oo ahaa Casho-sharaf ayna soo agaasimeen  Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Koonfur Afrika ku dhaqan, ayaa waxaa lagu so dhaweenayay Madaxweynihii hore ee Somalia, Shariif Sheekh Axmed oo Maalmahaan Safar ku joogay Magaalada Johannesburg, Waxaana kulanka goobjoog ka ahaa Jaaliyadda oo isugu jiray Odayaal, Ganacsato, Aqoonyahano, haween iyo dhalinyaro. Qaar ka...
Wafdigan oo uu horkacay Madaxweeynaha waqtigiisa dhamaaday ee Soomáaliya Mudane Xasan Sheekh Max’uud, haatanna ah musharax u taagan in uu markale xilkaasi qabto ayaa maanta soo gaaray magaalada Kismaayo, ayadoo markii uu kasoo dagay garoonka ay si diiran ugu soo dhaweyeay madaxweeynaha Jubaland, kuxigeennadiisa, xubno ka tirsan labada gole...
Isbitaalkan oo noqonaya mid casri marka la eego habka loo dhisay iyo adeegyada kala duwan ee uu bixinayo ayaa markii ugu horeysay laga hergaliyay degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan. Munaasabada furintaanka oo lagu qabtay gudaha isbitaalka ayaa waxaa ka qeyb-gallay mas'uuliyiin kala duwan oo lagu martiqaaday sidda agaasimaha guud ee...
Askari ka tirsan ciidammada dowlada Soomaaliya ayaa goor dhaw ku toogay afafka hore ee garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho nin dhalinyarro ah oo lagu magacaabi jiray C/qaadir Cabdi Sheekh Cali oo sidda eheladiisa ay inoo sheegeen ka mid ahaa ergadii dooratay xildhibaan C/llaahi Goodax Barre. Mid ka mid ah ehelada marxuumka...
Wasiirka Warfaafinta Somaliland, Cismaan Saxardiid Cadanni ayaa markii ugu horeysay ka hadlay maareeye ku xigeenkii Telefishanka Qaranka Mustafe Qodob oo ku sugan magaaladda Muqdisho ee Soomaaliya. Wasiirka ayaa Xusay in Maareeye ku xigeenka sameeyey Khaa'inul Qaran, isla markaaana ay tahay arri shakhsi oo aan cidna lagu eedeen Karin. Balse, Maareeye ku...
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XF Somalia, Maxamed Cumar Cate Qaalib, ayaa soo Gunaanaday shir looga tashanayay u adkeysiga afooyinka oo ay ka qayb-galeen, Hay’adaha Dowladda Somalia qaarkood, wakiilo ka socday maamulada Gobolada, Hay’adaha Samafalka iyo khabiiro dhanka beeraha iyo xoolaha ah. Ugu horreyn la-taliyaha Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ee dhanka u...
Shirkadda Dawooyinka ee Mubaarak Pharmaceutical, ayaa soo bandhigtay dawooyinka Vitaminadda ah ee ay samayso shirkadda Dawooyinka ee Vitane ee laga leeyahay shirkadda Germany oo wadanka la keeni doonto. Munaasibadan lagu soo bandhigayey dawooyinkan cusub ayaa lagu qabtay hoteelka Maansoor ee magaaladda Hargeysa, waxaana ka soo qaybgallay gudoomiyaah shirkadda Mubaarak Farmasi...
Ayadoo ay soo badanayaan Soomaalida tahriibka ah ee doomaha ka raaca xeebaha Masar ayaa aqoonyahano Soomaali ah waxay wacyi galin ka dhan ah tahriibka u tageen dalkaasi Masar. Soomaali badan una badan dhallinyaro ayaa dhawaan doomo ka raacay xeebaha Masar kuwaasoo qaar ay badda ku qaraqmeen. Masar ayaa waxaa u...