Wednesday, November 4, 2026
Wararka naga soo gaaraya gobolka Sh/hoose, ayaa sheegaya in xeebta degmada Marka , gaar ahaan deegaanka Gendarshe laga helay meydadka lamanaayaal ajnabi ah oo loo maleynayo in ay ahaayeen dalxiisayaal. Goob joogayaal warbaahinta gudaha la soo xiriiray ayaa sheegay in meydadkana loo maleyanyo in ay ka soo jeedaan wadamada reer...
Dabley hubeysan ayaa habeenimadii xalay weerar ku qaaday barkoontarool oo ay ciidammada dowladda ku lahaayeen degmada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe. Goob joogayaal ayaa sheegay in rasaas xoogan laga maqlay  kaantaroolka dhinaca W/qooyi ee laga soo galo degmada Jowhar, kadib markii ciidamadii halkaa ku sugnaa weerareen kooxo hubeysan. Ma jiro ilaa...
Xarakada Alshabaab ayaa dad gacmaha jartay dadkaas oo ahaa labo rag ah oo gacmaha midig la jaray kadib markii maxkamad Al-Shabaab leedahay ay sheegtay inay ku heshay xattooyo. Raggaa ayaa maxkamadu sheegtay inay wax ka xadeen dukaan kuyaala deegaanka Kunturwaarey ee Shabeelaha Hoose. Gacmaha ayaa shalay galab raggaa looga jaray meel...
Ciidamada dalka Suuriya ee xukuumada Bashaar al-Asad ayaa wali dagaal culus wajahaya kaasoo ay kula jiraan maleeshiyaat ku go'doonsan meel u dhow caasimada Dimishiq walow qeybo badan oo dalkaa ah laga riixay fallaagada. Ciidamadaa fallaagada ah ayaa muddo ku go'doonsanaa Dimishiq meeshaa u dhow oo lagu magacaabo Wadi Barada. Meeshaa...
Dowladda K/kuuriya ayaa uga digtay  muwaadiniinteeda in ay u safraan Soomaaliya sababo la xiriira sida ay sheegtay xukuumada K/kuuriya sababo la xiriira ammniga. War qoraal ah oo kasoo baxay dowladda kuuriyada Koonfureed ayaa looga mamnuucay muwaadiniinta dalkaasi u dhashay inay u safraan dalalka Soomaaliya, Syria, Yemen, Libya iyo Afghanistan ilaa lixda...
Dawlada Uganda ayaa ugu baaqday  dawlada Soomaaliya in la dadajiyo dhisidda ciidamada xoogga dalka Somaaliyeed-ciidamo nidaamsan oo ka tabar badan sida haatan ciidamada SNA ay yihiin. Taliyaha ciidanka difaaca Uganda Jeneraale Edwardo Katumba Wamala ayaa sidaa yiri shalay Isniintii mar uu booqasho ku yimid caasimada Soomaaliya ee Muqdisho. Booqasho 3...
Madaxweeynaha dowlad goboleedka Jubaland Axmed Max'ed Islaam oo khudbad dheer oo uga hadlayay waxqabadka maamulkiisa ee sanaddii aynu kasoo gudubnay ka horjeedayay xubnaha golaha wasiirada Jubaland ayaa ka hadlay arimo ku saabsan kuraasta ay gudiga xallinta khilaafaadka doorashooyinka ay shaaciyeen in si musuqmaasuq ah lagu soo doortay oo dib...
Madaxweynaha waqtigiisu dhamaadey una taagan mar kale Xassan Sheekh ayaa ka hadlay hawlaha u qabsoomay dawladiisa iyo hawlaha qabyada u ah ee ay dhammaystiri doonto hadii dib asaga loo soo doorto. Munaasabad xalay ka dhacday Muqdisho ayuu Madaxweyne Xassan Sheekh ugaga faallooday arinkaa. Khudbad aad u dheer oo uu halkaa...
Ayadoo abaaro ba'an ay ka jiraan Soomaaliya qeybo badan oo ka tirsan ayaa haatan waxaa laga soo tebinayaa gobolka Bari war wanaagsan oo ah in roobab ay ka curteen ama ka da'ayaan haatan. Dhawaan ayaa korontada meelo badan oo gobolkaa ah la damiyay kadib markii laga baqay inay dhibaato keento...
Gudiga doorashada baarlamaanka, ayaa lagu wadaa in ay maanta bilaabaan diiwaan-galinta musharixiiinta guddoonka baarlamaanka, kaddib markii maalintii shalay gudiga ay shaaciyeen in 11-12 bishan Janaayo la qabanayo doorashada guddoomiyaha baarlamaanka iyo ku-xigeennadiisa. Guddoomiyaha gudiga doorashada C/raxmaan Ducaale Beyle, ayaa sheegay in ay maanta bilaabayaan diiwaan gelinta dadka doonaya inay xilalkaasi...