Guddiga doorashada dadban ee Somalia ayaa Maanta shaaciyay in la billaabay bixinta shahaadooyinka iyo Aqoonsiyada Xildhibaannimo, iyagoo xusay in shahaadooyinka la siin doono xildhibannada
Ciidamada amniga Puntland ayaa xabsiga dhigay Cabdixabiib Yaasiin Warsame oo kamid ahaa musharaxiinta u tartamaysay doorashada aqalka hoose ee Somalia wax-yar ka hor intii aysan bilaaban doorashada oo ka dhacaysay magaalada Garowe.
Musharaxan oo doorashada markii ay dhacday ka dib la soo daayay ayaa sheegay in madaxweynaha Puntland uu warqad...
Dowladda Somalia ayaa sheegtay, in ay baaritaanno ku billowday Xoolihii dhawaan laga soo celiyay Dalka Sacuudiga, kaddib Markii Dalka Sacuudigu ay sheegtay inay si KMG ah hakad u gelisay Xoolaha uga yimaada Soomaaliya.
Wasiirka Xannaanada Xoolaha Somalia, Saciid Xuseen Ciid ayaa sheegay in baaritaanno ay ku ogaanayaan Cudurrada laga helay...
Ugu yaraan 142 qof ayaa lagu dilay boqolaal kalena waa lagu dhaawacay qaraxyo dalalka Yemen, Turkiga, Masar iyo Soomaaliya shalay Axadii min habeynkii Axadu soo galaysay.
Miidaameyaal ayaa isku qarxiyay oo laayay ugu yaraan 50 askari oo Yemeniyiin ah Cadan. 29 qof ayaa qarax iyana lagu dilay Muqdisho Soomaaliya.
38 qof...
Taliyaha booliska ee degmada Mandheera ee dalka Kenya ayaa sheegay in wararka sheegaya in xarakada Al-Shabaab ay qabsatay Ceelwaaq ay yihiin waxba kama jiraan.
Mr Bernard Nyakwaka ayaa dafiray arinkaa asagoo bartiisa Twitter-ka ku qoray in xaalada degmadaasi ay daggan tahay. Si kastaba ha ahaatee taliyaha booliska ee Ceelwaaq Soomaaliya,...
Wararka naga soo gaaraya degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in ay isaga baxeen dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab kaddib weerar xalay ay ku qaadeen degmada.
Saraakiisha ciidammada dowladda Soomaaliya ee ku sugan degmada Ceel-waaq ayaa warbaahinta u sheegay in hadda ciidammadooda gacanta ku hayaan degmada.
Col Warfaa Sheekh Aadan oo...
Kaddib howlgal ciidammada booliiska maamulka gobolka Hiiraan ay ka sameeyeen deegaanno hoostaga degmada Matabaan, waxaa lagu bur buriyay godad dhowr ah oo lagu aasay geedo la jarjaray si looga sameeyo dhuxul.
Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cali Jeynte Cismaan ayaa sheegay in tallaabada ay qaadaan, kaddib markii ay ogaadeen sidda uu...
KU: Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya(Michael Keating)
KU: Ururka Midawga Yurub
KU: Ururka Midnimada Africa
KU: Ururka Jaamacadda Carabta
KU: Urur Goboleedka IGAD
OG: Gudiyada Doorashada Dadban ee heer Federal iyo Maamul goboleedyada
OG: Xeer illaaliyaha Guud ee Qaranka Soomaaliya
OG: Hanti dhawrka Guud ee Qaranka Soomaaliya
UJEEDO: Cabasho iyo Talo Soo jeedin ka dhan ah (DOORASHADA...
Wasiirka Warfaafinta Somaliland, Cismaan Saxardiid Caddaani ayaa amar ku soo Rogay in Shirkadaha Isgaadhsiinta Somaliland baahiyaan wax xayeysiis ah, maadaama oo aanay liisan u haysan, isla markaana aanay shaqadoodda ahayn in kaalinta warbaahinta qaataan.
Wasiirka Warfaafintu wuxuu xusay in hora uga hadleen, isla markaana imika ku Wargali-nayaan in ay ku...
Munaasibad ballaadhan oo lagu xusayey dhalashada Nebigeenna Suuban ee Muxammed NNKH, ayaa maanta si weyn loogu xusay Magaalada Hargeysa, taas oo ay iskugu yimaadeen haween aad u tiro badan oo Munaasabaddaasi soo buux dhaafiyey hoolka lagu qabtay ee Maansoor.
Xuskan oo Haweenka gaar u ahayd ayaa waxaa isugu yimid Boqolaal...


















