Wednesday, August 12, 2026
Waxaa maanta oo Khamiis ah la soo gabagabeynayaa diiwaan-galinta musharixiinta u taagan xilka guddoonka aqalka sare ee Soomaaliya sida ay shaageen guddiga qaban-qaabada doorashada. Guddiga qaban qaabada doorashada guddoonka aqalka sare ayaa horay u sheegay in maanta oo ay taariikhda ku beegan tahay 19-ta bisha Janaayo la soo gaba gabeynayo...
Ciidamada Senegal ayaa sheegay in milatariga galbeedka Afrika ay tallaabo ka qaadi doonaan Gambia, haddii aan madaxweyne Yahya Jammeh uusan aqbalin in uu xukunka ku wareejiyo madaxweynaha ku guulaystay doorashadii bishii hore. Afhayeenka milatariga ayaa sheegay in ciidamada Senegal ay joogaan xudduuda Gambia, iyaga oo u diyaarsan in ay gudaha...
Madaxa ammniga iyo nabad-galyada Midowga Afrika Smail Chergu ayaa booqasho labo maalmood ah ku jooga magaalada Bujumbura ee dalka Buurndi, kadib markii dowladda Burundi ay dhowaan sheegtay in ay ciidamadeeda kala baxeyso Soomaaliya. Smail Chergu ayaa markii uu tagay magaalada Bujumbura ee dalka Buurndi waxaa uu Ubax dhigay wabriga Major...
Wararka ka imanaya degmada Buula-burte ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya ciidamada dowladda ee ku sugan degmda gurigiisa kala baxeen xalay mid ka mid ah wariyayaasha ka howlgala degmada. Wariye Amiin C/asiis Sheekh Cali, oo ka mid ah wariyayaasha howlgala Idaacada Hiiraan-Weyn qeybta Buula-burde ayaa la sheegay in ciidamadu ay kala...
Xildhibaano badan siiba inta badan ayaa kiiba wataa labo jinsiyadood. 105 ka mid ah 275 xildhibaan oo baarlamaanka cusub loo doortay ayaa iminka daraasad lagu soo saaray inay wataan labo labo jinsiyadood. 29 ayaa wata sharciyada dalka Ingiriiska. 22 waa Soomaali Mareykan.  10 waa Somali Kenyan. Kuwaa ayaa ugu badan balse waxaa...
Tani waa dhibaato kale oo soo food saartay dadka ku dhaqan deegaannada uu maro wabiga shabeelle oo markii horeba la daalaa-dhacayay xaalada abaarta oo ay ugu sii darsantay biyihii wabiga shabeelle oo gabi ahaanba guray. Biyo la’aanta ayaa marka la eego saameyn xoog leh oo muuqata ku yaallatay dadka ku...
Waxaa goor dhaw oo maanta ah gaaray magaalada Cadaado ee xarunta KMG u ah maamulka Galmudug wafdi ka socda labada aqal ee dowladda federaalka Soomaaliya. Sida uu warsom u sheegay wariye ku sugan magaalada Cadaado wafdiga waxaa hogaaminaya wasiirka arimaha gudaha iyo federaalka C/raxmaan Max’ed Xusseen Odawaa, oo ujeedada socdaalkooda...
-Ciidamada amniga Somaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee ku sugan gudaha Somalia ayaa la sheegay in ay dileen dad gaaraya 92 qof oo shacab ah afartii bilood ee ugu danbaysay sanadkii tagay ee 2016.-ka. Warbixin ka soo baxday Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in tiradan ay ka badan-tahay inta Al-shabaab...
Ururka Midowga Yurub (EU) ayaa asbuucii tagay ugu baaqay xildhibaanada Soomaalida ah ee dhawaan la doortay inay ka shaqeeyaan sidii looga gudbi lahaa caqabadaha siyaasada iyo ammaanka dalka hortaagan. Waxaa kaloo EU uu ugu baaqay Soomaalida in laga shaqeeyo sidii maamulka dalka loo horumarin lahaa isla markaana xukunka caqabadaha hortaagan...
Doorashada xubnaha aqalka hoose ee maanta ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka dhashay buuq iyo qalalaase, kadib markii ay gacanta iskula tageen qaar ka mid ergada. Intii ay soctay doorashad ayaa waxaa gacanta iskula tagay ergo ku sugneyd xarunta Gaadiidka Booliska oo ay ka socoto doorashada, waxaana shaqsiyaadka gacanta...