Wednesday, August 12, 2026
Xog-hayaha guud ee QM Antonio Guterres, ayaa sheegay in kala bar dagaalamayaasha Al-shabaab yihiin caruur, kuwaa oo lagu qasbo in ay ka qeyb-qaataan dagaalka ka dhanka ah dowladda DF Soomaaliya iyo AMISOM. Xog-hayaha QM ayaa sheegay in dagaalkii dhaxmaray March 2016ka ciidamada Puntland iyo Al-shabaab inta badan xoogaggii lagu qabtay...
Xildhibaannada labada  aqal ee dowladda federaalka Soomaalya ayaa xalay wada jir uga qeybgalay kulan uu soo qaban-qaabiyay gudoonka baarlamaanka. Kulanka oo ka dhacday xarunta Villa Hargeysa  ee magaalada Muqdisho waxaa kasoo qeybgalay inta badan Xildhibaannada  Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo la isku yiraahdo labada aqal ee  kala ah Golaha Shacabka iyo...
Jaaliyada Soomaalida ee Norway ayaa olole ugu jirta sidii loogu gurman lahaa dadka abaaruhu saameeyeen ee dalka Soomaaliya. Hayadaha samafalka ee dalka Norway iyo masuuliyiin kasocday jaaliyada Soomaalida ee dalkaa kunool ayaa kulan shalay ku yeeshay Oslo oo ah caasimada Norway. Waxay ka wada hadleen sidii dadka Soomaalida ah loogu...
-Ciidamada Burundi ee AMISOM ayaa laga yaabaa inay helaan gunnooyinkii ka maqnaa kadib markii ay ku gooddiyeen in ay ka baxayaan Soomaaliya dabadeedna wada xaajood lala galay dawlada Burundi. 12 bilood ayaa waxaa gunnooyinkaasi ka maqnaayeen ciidamadaasi Burundi ee AMISOM ee Soomaaliya jooga. Khamiistii shalay ayaa sargaal sare oo Midowga Afrika...
Madaxweynaha cusub ee dalla Gambia, Adama Barrow ayaa lagu dhaariyay safaarada Gambia ku leedahay magaalada Dakar ee Senegal. Mr. Barrow ayaa khudbad uu jeediyey dhaartiisa kadib waxaa uu ka codsaday urur goboleedka Galbeedka Afrika ee ECOWAS iyo Qaramada Midoobay inay taageeraan waxa ay doonayaan dadka reer Gambia, ayna gacan ka...
Dagaalyahanno ka tirsan xoogagga Al-shabaab ayaa saqdii dhexe ee xalay weeraro culus ku qaaday fariisimo ciidamada dowladda ku leeyihiin degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose. Dadka ku dhaqan degmada qaarkood oo subaxnimadii hore ee saakay la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in qeybo ka mid ah degmada gudaha u soo galeen galeen...
Kulan muhiim ah oo looga hadlayay xaalada abaarta oo waxaa ka qeyb-gallay safiirrada waddamada Jaamacadda Carabta, xafiiska ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) iyo guddiga Qaran ee abaaraha, ayaa diiradda waxaa lagu saaray sidii dalalka Carabta ay door muuqda uga qaadan lahaayeen in ay ka qeyb-galayaan kaalmada iyo gurmadka dadka ay...
Xildhibaannadii dhawaan sheegay in ay kalsoonida kala noqdeen madaxweynaha Galmudug Cabdikariin Xusseen Guulleed ayaa  diiday in ay la kulmaan wafdi ka socda labada aqal ee dowlada oo maalintii shalay gaaray magaalada Cadaado. Qaar ka mid ah xildhibaannada oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in xiligan aysan la kulmi Karin wafdiga...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sh Axmad ayaa aad u weeraray Madaxweyne Xassan Sheekh. Asagoo khudbad u jeedinaayay dad taageero u ah asaga gudaha caasimada Muqdisho ayaa Shariif Sh Axmad uu sheegay in Madaxweyne Xassan Sheekh uu ku lug yeeshay musuqmaasuq baahsan. Wuxuu weeraray Madaxweyne Xassan Sheekh durba mar uu dhawaan...
Sida dadweynaha Soomaaliyeed ay la socdaan waxaa dalka gudihiisa ka hawl gala warbaahin madax banaan oo timaami jirey qalooca hugaamineed ee dalka isla markaasna ay qaarkood la kulmeen Dil,Xabsi,iyo hanjabaadyo ay qaarkood dad weynaha usoo bandhigeen,kuwaasoo shacabku meel cidla ah uusan uga tagin kuna garab istaageen Af iyo addinba. Waxaa...