Wednesday, August 12, 2026
Al-shabaab ayaa ku soo bandhigay bogaga taageera sawirka iyo muuqaal video ah kaa soo ah dil ay ku fulisay askari u dhashay dalka Uganda oo muddo dheer u xirnaa. Muuqaal kooban ayaa lagu soo bandhigay askarigan oo magaciisa lagu sheegay Masassa kaasoo ka mid ahaa ciidamadii ka howlgalayay saldhig milatarioo...
Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka maamulka K/galbeed ayaa ku eedeeyay madaxweyne Shariif Xassan Sheekh Aadan xil gudasho la’aan, iyaga oo intaa ku daray in diyaarinaya mooshin kalsoonida lagala noqonayo. Xildhibaan Cismaan Max’ed Caato oo ka mid ah xildhibaannada baarlamaanka K/galbeed, ayaa warbaahinta gudaha u sheegay in ay socto qabanqaabada diyaarinta sida...
Guddiga Maamulka Maaliyadda ayaa 15 Janaayo 2017 ku qabtay kulankiisii 20aad  ee bilaha ahaa magaalada Nairobi ee wadanka Kenya. Kulankaan ayaa guddigu kaga dooday horumarada uu Bangiga Dhexe ee Soomaaliya ka sameeyey daba galka hantida ku abaaday akoonadii Bangigii Ganacsiga Soomaaliya ku lahayd dibadaha. Guddiga maaliyadu waxay siiyeen ogolaansho uu...
Wararka naga soo gaaraya degmada Cadaado ee xarunta KMG u ah maamulka Galmudug ayaa sheegaya in ay socdaan kulamo iyo shirar lagu xalinayo xiisada siyaasadeed ee halkaa ka jirta, kaddib iska horimaad ay dad ku dhinteen oo maalintii shalay halkaa ka dhacay. Odayaasha iyo wax garadka degmada oo tan iyo...
Xaalada magaalada Cadaado ayaa degan, kadib iska horimaad subaxnimadii hore ee saaakay halkaa ku dhaxmaray ciidamo ka kala tirsan nabad-sugida iyo booliiska dowlad gobolleedka Galmudug. Wararkii ugu danbeeyay ee halkaa naga soo gaaraya ayaa sheegaya in iska horimaadka saakay dhacay ku dhinteen labo askari oo ka tirsan dhinacyadii iska horimaadku...
Ra’iisul wasaaraha Turkiga Binali Yildirim ayaa xaqiijiyey in ay ciidamada amniga xireen ninkii la sheegayinuu ka danbeeyey weerarki habeenki curashada sanadkan 2017-ka lagu qaaday goob lagu caweeyo oo ku taalla magaalada Istanbul, halkaas oo ay ku dhinteen 39 qof. Ninka oo lagu magacaabo Abdulkadir Masharipov ayeey warbaahinta dalka Turkiga sheegtay...
Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu qabtay qeyb ka mid ah doorashada xubnaha aqalka hoose, gaar ahaa labadii kursi ee ka harsanaa xildhibaannada beellaha Banaadiriga. Doorashada oo aheyd mid xiiso gaar ah xambaarsaneyd ayaa mid mid ah kuraasta lagu tartamay la maray dhowr wareeg kadib markii ay musharixiinta kala bixi waayeen. Kursiga...
Madaxweeynaha Jubaland Mudane Axmed Max'ed Islaam oo khudbad dheer oo dhinacyo badan taabaneeysa ka jeediyay soo xiritaankii kalfadhigii labaad ee baarlamanka Jubaland ayaa ka hadlay dhinaca amniga, isagoo sheegay in ay dardar gelin doonaan howlgallada ka dhanka ah Al-shabaab ee ay ka wadaan gobollada Jubooyinka. Madaxweeynaha ayaa sheegay in duruufo...
Ciidamada nabad-sugida Qaranka ayaa gacanta ku dhigtay rag sida la shegay ku howlanaa daabacaada lacago doolar been abuur ah. Ciidamada NISA ayaa xalay howlgal ay ka sameeyeen magaalada Muqdisho waxaa lagu sheegay inay ku qabteen warshad lagu farsameeyo doolarka been abuurka ah iyo dadkii ku howlanaa. Ciidamada NISA ayaa baaritaanka waxay...
Saraakiisha dalka Masar ayaa sheegay in ugu yaraan siddeed askari oo boolis ah lagu dilay weerar mintidiin looga shakiyay in ay ka tirsan yihiin kooxaha islaamiyiinta ay ku qaadeen bar koontarool oo ku taala galbeedka dalkaasi. Saraakiisha ayaa waxa ay sheegayaan in labo ka tirsan mintidiinta weerarka soo qaaday sidoo...