Kulankan ay la qaateen xubnaha Guddiga madaxa banana ee Doorashooyinka qaranka Xisbiyada siyaasadeed ee dalka kajira oo ujeedkiisu ahaa wadatashi ku saabsan sida dib u eegis loogu sameyn karo qodobo kuj-ira sharciga axsaabta dalka ee horay baaralamanka ay u ansixyeen ayaa sidookale waxaa kasoo qeybgalay Xildhibanao katirsan Baarlamaanka Soomaaliya.
Dadkii...
kulan ay ku kala garnaqsanayeen guddidii madaxweynuhu u magacaabay qiimo u yeelida shilingka Somaliland iyo madaxda shirkadda TELESOM ayaa saacaddo badan ku qaatay xarunta madaxtooyadda sida uga doodayeen fulinta go’aamaddii xukuumadda ka soo baxay.
Labadda dhinac ayaa markii dambe isku afgartay laba qodob oo ah in la fuliyo go’aaamaddii iyo...
Wasaarada difaaca dowladda Kenya ayaa war qoraal ah oo ka soo baxay waxaa lagu sheegay in weerarkii Al-Shabab ku qaaday saldhig militari oo ciidamadooda ay ku lahaayeen deegaanka Kulbiyoow ay ku dhinteen sagaal ka tirsan askarta Kenya.
Waxaa sidoo kale warsaxaafadeedka ka soo baxay Kenya lagu sheegay in weerarkaa lagu...
Daaweyn lacag la'aan ah ayaa maanta ka socota xaafada Islii ee Nairobi gaar ahaan Poly Medical Centre.
Poly Medical Centre Waa xarun caafimaad oo kasoo horjeeda saldhigga booliska ee Islii ee Eastleigh Police Post.
Daweynta lacag la'aanta ah ayaa soo bilaabatay shalay 27kii waxayna soconaysaa ilaa maanta galinka dambe-28da Janaayo.
Baaritaanada ayaa...
Xog-hayihii hore ee dalka Maraykanka iyo aktarada jishay shactirada Big Bang Theory ayaa labadooduba sheegay in ay Muslim ahaan isu diiwaangalin doonaan haddii madaxweyna Donald Trump uu sameeyo diiwaangalin u gaar ah Muslimiinta Maraykanka.
Madeleine Albright oo siyaasiyad ah iyo Mayim Bialik ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin "diiwaangalintaas"...
Deegaanka lagu magacaabo Burjada-Ciidta oo galbeedka uga beegan magaalada Beledweyne ayaa lagu dilay qarax miino labo ruux oo ka tirsanaa kooxo isbaaro halkaa u tiilay, sida ay warbaahinta u sheegeen dadka deegaanka.
Qarax ayaa lagu waramayaa in uu ahaa mid goobta loogu sii aasay maleeshiyadan oo la sheegay in halkaa...
Shirkadda isgaarsiinta Hormuud ayaa ku wareejisay Hormuud Telecom Foundation lacag dhan $ 600, 000 taas oo loogu talagalay gurmadka abaaraha dalka xilli si daran ay abaaruhu u saameeyeen dadka iyo duunyada ku dhaqan gobolada dalka.
Guddoomiyaha shirkadda Isgaarsiinta Hormuud Axmed MaxamuudYuusuf ayaa tilmaamay in shirkadda go’aansatay inay lacagtan uga...
Iyadoo guud ahaan marka la eego inta badan Soomaaliya ay ku jirto abaar saameyn weyn oo dhinaca nolasha ah ku yeelatay dadka iyo duuniyada ayaa dhinaca kale warar soo baxaya waxaa ay sheegayaan in ay jiraan dad ku dhaqan deegaanno xitaa ay adag tahay in gargaarka la gaarsiiyo.
Guddoomiyaha degmada...
Dowladda Kenya ayaa xaqiijisay in dagaalamayaal ka tirsan Al-shabaab weerar safmar ah subaxnimadii hore ee saakay ku qaadeen saldhig militari oo ay ciidamadooda ku lahaayeen deegaanka Kulbiyoow oo ka tirsan gobolka Jubbada hoose.
Laakiin dhinaca kale dowlada Kenya waxaa ay beenisay sheegashada Al-shabaab ee ah in weerarka ku dileen tiro...
Xarakada al-Shabaab ayaa sheegeysa inay ciidamada KDF ee Kenya ay ka dileen 57 askari dagaal saaka ka dhacay Kulbiyow Jubada Hoose.
Waxay intaa raacisay inay ka qabsatay hub aad u badan iyo gawaari. Sikastaba ha ahaatee, afhayeenka KDF Paul Njuguna ayaa inkiray sheegashadaa.
Wuxuu Mr. Paul Njuguna sheegay in warkaasi waxba...


















