Guddiga Qaban qaabada Doorashada ayaa ku dhawaaqay inay isdiiwaan galiyeen 24-Musharax oo u taagan qabashada xilka madaxweynaha, iyadoo la soo gaba gabeeyay diiwaan gelinta Musharaxiinta.
Halkan ka Aqriso Magacyada Musharaxinta Rasmiga ah.
Sheekh Shariif Sheekh Axmed
2. Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke.
3. Cabdiqaadir Cosoble Cali.
4. Maxamuud Maxamed Culusow.
5. Maxamuud Axmed Nuur Tarsan.
6....
Maxkamad federaali ah ayaa soo faragalisay amarkii madaxweyne Donald Trump ee ku saabsanaa hakinta dadka muhaajiriinta ah ee imanaya Maraykanka ee u dhashay toddoba waddan iyo qaar ka mida dadka haysta degenaanshaha rasmiga ah ee dalalkaas u dhashay.
Garsoore ku sugan magaalada New York ayaa soo saartay amar deg deg...
Wararka ka imaanaya dalka Yaman ayaa sheegaya in ugu yaraan 18 qof oo ka tirsan Al-Qaacidda lagu dilay weerar loo maleynayo in ay qaadeen ciidamo kumaandoos ah oo Mareykan ah.
Sidoo kale, weerarka aya waxaa lagu soo waramayaa in ay ku dhinteen dad rayid ah.
Ilo wareedyo laga helay gobolka Al-Baida...
Maamulka Somaliland ayaa ka mamnuucay deegaanada uu ka arimiyo isticmaalka baasaboorka Soomaaliga ah, kadib amar ka soo baxay wasiirka arrimaha gudaha maamulkaasi Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiiray Farotoon.
Shacabka Somaliland ayaa Sidoo kale lagu amray in ay qaataan kaararkaaqoonsiga ee muwaadimo, si loo oo kala saaro qofka muwaadinka ah iyo kan...
Ciidanka dowladda Soomaaliya ee gobolka Gedo ayaa dilay sarkaal sare oo ka tirsanaa maleeshiyada Shabaab, kadib howl gal qorsheysan oo ay ciidanka ka sameyeen gobolkaasi.
Sarkaalka la dilay ayaa lagu magacaabi jira Cabdullaahi Qanaas, waxa uuna ka mid ahaa saraakiisha ugu sareysa ururka Shabaab.
Howl galka lagu dilay sarkaalkaasi ayaa ka...
Maxkamad ku taala degmada Galdogob ee gobolka Mudug Puntland-Soomaaliya ayaa waxaa ay xakuno ku riday dhalinyaro kufsi u geysatay gabar Soomaaliyeed oo 16 sano jir ah, isla markaana muuqaal ay ka duubeen ku baahiyey baraha bushada.
Waxaa goob joog ka ahaa goobta uu xakunka ka dhacay xubno ka tirsan golaha...
Waxaa maalintii shalay kulan ku yeeshay Villa Somalia Madaxweynaha xilku ka dhamaadey ahna musharax Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxweynihii hore ee Puntand Cabdiraxmaan Faroole oo ka tirsan Aqalka sare ee Mudanayaasha Jamhuuriyadda.
Kulankooda ayaa ahaa mid albaabadu u xiran yihiin, waxaana markii uu soo dhamaadey ay si wada jir ah...
WAR SAXAAFADEED
DATE:29/01/2017
Shir Balaaran Oo Ay Isugu Yimaadeen Isbaheysiga Xisbiyada Siyaasada Soomaaliya Uuna Shir...
Bayaan shalay kasoo baxay dawlada Mareykanka ayaa looga dalbay wasiirka arimaha dibada ee dalkaa inuu kusoo afjaro barnaamijka dib u dajinta qaxootiga ee Mareykanka muddo 120 cisho ah gudaheed.
Mudadaa ayaa wasiirka arimaha dibada iyo wasiirka arimaha gudaha ee dalkaa waxaa laga doonayaa inay dib u eegis ku sameeyaan barnaamijkaa...
Urur goboleedka IGAD ayaa digniin kasoo saaray weerarada Al-shabaab ka geystaan gudaha dalka Soomaaliya, iyaga oo ka hadlay weerarkii ugu dambeeyay ee ka dhacay Hotel Dayax.
War Qoraal ah oo ka soo baxay IGAD ayaa lagu cambaareeyay weerarkii ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasi oo ka dhacay hotel Dayax ee magaalada Muqdisho.
Qoraalka...


















