Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Somaliya Cali Axmed Jaamac “Jangali” ayaa shalay xarunta ICAO ee magaalada Montreal kula kulmay Madaxweyana ICAO Dr. Olumuyiwa Benard Aliu oo u dhashay dalka Nijeria, waxaana ka wada hadleen sidii dardar loo galin laha soo dhameystirka qalabka hagidda diyaaradaha ee loo iibinayo Soomaliya.
Qalabkaasi waxaa...
Wararka naga soo gaaraya gobolka Mudug ayaa sheegaya in ciidamo isugu jira kumaandooska xoogga dalka iyo kuwa Galmudug oo maalmahan guluf dagaal ka waday Koofurta Mudug ayaa la sheegay inay dib ugu laabteen fariisamahoodii hore.
Ciidamada ayaa qorshahooda ahaa in ay duulaan ku qaadaan degmada Xarardheere ee hobolka Mudug, halkaasoo...
Inta la xaqiijiyay 75 ruux ayaa ku dhimatay qarax uu fuliyay qof is miidaamiye ah oo ka dhacay masaajid caan ah oo ku yaalla Koonfurta Pakistan,sida laga soo xigtay saraakiisha ammaanka.
Qof goobjooge ah ayaa sheegay in ruuxa weerarka gaystay uu miino tuuray ka dibna isku qarxiyay dadka suufiyada ah...
Ciidamo Burundian ah oo hor leh ayaa Soomaaliya la keenay kuwo horay u joogayna waa la qaadayaa.
Ciidamadaa oo la keenay shalay Soomaaliya ayaa tiradoodu dhan tahay 952. Waxay baddalayaan tiro intaa dhan oo hawlgal hal sano ah oo ay u joogeen Soomaaliya uu idlaaday kana tirsan AMISOM.
Dhammaan ciidamada Burundi ee qaatay tababar...
-Dad Soomaali ah oo kunoolaa Mozambique ayaa dawlada dalkaasi damacsan tahay inay Soomaaliya u masaafuriso.
Ilaa lix qof oo Soomaali ay kujiraan ayaa booliska dalkaasi ku xiray gobolka Nampula kuwaasoo ay dawlada dalkaasi inay masaafuriso dooneyso. Dadkaa ayaa dhammaantood ajnabi ah oo sharciyo ay kujoogaan aanan haysan.
Dhanka kale, dad Soomaali...
Dad Soomaali ah ayaa shil ku dhintay dalka Muzambique goor ay gaari ku safrayeen.
Gaarigii ayaa shil la galay waxaana halkaa ku dhintay dhowr qof oo dadkaa gaariga ku safrayay ah.
Soomaalidaa ayaa ka soo dagay garoon diyaaradeed oo kuyaala gobol ka mid ah gobolada dalkaa ka hor intii aysan meeshii...
Munaasabada oo aheyd mid siweyn looga soo shaqeeyay ayaa waxaa xilka kula wareegay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, iyadoo si rasmi ah uu xilka u wareejiyay madaxweynihii hore Xassan Sheekh Max’uud.
Munaasabada xil wareejinta ayaa waxaa ka qeyb galay Guddoonka Baarlamaanka, labada aqal, Wasiirada Xukuumadda xilka sii heysa,...
Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galaydh iyo wefti uu hogaamnayo ayaa si weyn loogu soo dhoweeyey garoonka diyaaradaha ee Magaaladda Laascaanood ee xaruta gobolka Sool.
Dadweyne tiro badan, Masuuliyiin heer gobol iyo waxgarad kala duwan ayaa safnaa Garoonka dacaladiisa iyadoo Calanka Buluuga ah iyo ka Khaatumo ayaa u badnaa waxyaabaha...
Iyadoo saacado ka hor uu la wareegay xafiiska madaxtooyada Soomaaliya madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa waxaa ku dhacay nawaaxiga Villa Soomaaliya tiro madaafiic ah oo loo adeegsaday qoriga hoobiyaha.
Dhawaqa madaafiicdan ayaa laga maqlayay xaafado ku dhow madaxtooyada, waxaana dadka ku nool degmada Wardhiigley ay soo sheegayaan...
Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay xafiiska, kaddib xaflad kooban oo ka dhacday xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya.
Madaxweynihii hore, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku soo dhaweeyay madaxweynaha la doortay xafiiska, halkaasi uu si rasmi ah howshiisa uga billaabi doono.
Xaflada la kala wareegidda...


















