Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, ayaa difaacay guulaha ilaa iyo hadda uu gaaray maamulkiisa, asagoo xalay taageerayaashiisa kula hadlay gobolka Florida.
Waxa uu dadkaasi isu soo baxay u sheegay in dareen rajo wanaag ah uu ka dhashay Maraykanka, waxaana uu carabka ku adkeeyay in uu fulinayo ballanqaadyadiisa ku aaddan dhaqaalaha iyo...
Iyadoo lagu waday maanta oo 19ka Bisha February in ay ka dhacdo magaaalada Cadaado doorashada xilka madaxweynaha maamulka, ayaa wararka halkaa ka imanaya waxaa ay sheegayaan in uu dib u dhac ku yimid.
Gudiga qabanqaabada doorashada madaxweynaha oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in sababo farsamo dib ugu dhacday doorashada.
Waxaa...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadihii aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee dowladda Britain u soo magacaawdey Soomaaliya.
Safiirkan ayaa noqonaya kii ugu horeeyay warqadihiisa aqoosiga ku wareejiya madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxmaed Cabdullaahi Farmaajo.
David William Concar Safiirka cusub ee dowladda Britain, ayaa sheegay in kulanka isaga iyo madaxweynaha...
Rag hubeysan oo gaari watay ayaa goor dhaw ku weeraray is-goyska Ceelgaabta ee magaalada Muqdisho sarkaal ka tirsanaa hay’adda nabad-sugida iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliya oo lagu magacaabo Jen Xassan Dheere.
Weerarka ay geysteen kooxda hubeysan ayaa waxaa ku dhintay mid ka mid ah ilaaladii la soctay sarkaalka, halka sidoo kale...
Madaxweynaha cusub ee Gambia, Adama Barrow, ayaa si rasmi ah loogu caleemo saari doonaa caasimadda Banjul, halkaas oo ay ka dhici doonaan dabaal degyada lagu xusayo 52 guuradii madaxbannaanida dalka.
Barrow waxa bishii hore lagu dhaariyey safaaradda Gambia ku leedahay dalka ay olloga yihiin ee Senegal ka dib markii ninkii...
Al Shabaab ayaa xukun gacan goyn ah waxa ay ku fuliyeen wiil dhalinyaro ah magaalada Galhareeri ee Gobolka Galgaduud, kadib markii maxkamada Shabaab ee Gobolka ay xukuntay in wiilkaasi gacanta laga gooyo.
Wiilkaan dhalinyarada ah ayaa la soo taagay meel fagaare ah oo dadka la isugu yeeray shalay gelinkii dambe...
Ciidamada Sirdoonka Mareykanka ayaa baaraya wax lagu soo tuuray gaariga madaxweynaha Mareykanka Donald Trump.
Shay ayaa lagu soo ganay kolonyo gawaari ah oo Trump uu midkood saarnaa asgoo ku sii jeeday meel loo dalxiis tago oo kutaala Florida Mareykanka.
Shalay Jimcihii ayaa dhacdadaasi dhacday mar gawaarida Trump ay ku sii jeedeen...
Xaflad lagu taageerayo dawlada cusub ee Soomaaliya ee uu madaxweynaha ka yahay Maxamed C/Laahi Farmaajo ayaa la filayaa in ay ka dhacdo Nairobi dhawaan.
Xafladaa ayaa waxaa sidoo kale intay socoto qarash loogu uruurin doonaa dadka ay abaartu saamaysay ee kunool gudaha Soomaaliya. Xafladaa ayaa lagu wadaa in lagu qabto...
Qofkii uu madaxweyne Donald Trump u doortay in uu noqdo kaaliyihiisa ammaanka Qaranka ayaa diiday shaqadaas.
Robert Harward oo ah sarkaal hore oo ciidammada Maraykanka la soo shaqeeyay ayaa si wayn loola xiriiriyay jagadan ka dib markii uu Trump shaqada ka eryay Michael Flynn Isniintii.
Sarkaal aqalka cad u hadlay ayaa...
Lee Jae-yong oo ah madaxa shirkadda Samsung ayaa lagu xiray dalka Kuuriyada Koonfureed isaga oo loo haysto laaluush iyo eedaymo kale.
Arrintan ayaa lala xiriiriyay fadeexaddii horseeday in xilka laga xayuubiyo Park Geung-hye.
Samsung ayaa lagu eedeeyay in ay deeq siisay mu'sasado aan faa'iido doon ahayn oo ay maamusho Choi Soon-sil,oo...


















