Thursday, August 13, 2026
Waxaa lacago dheeri ah lagu soo rogay dadka ka dhoofaya Garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, sida ay sheegeen howlwadeenada garoonka diyaaradaha. Maareeyaha garoonka Aadan Cadde Cabdi Ashkir Jaamac ayaa warbaaahinta u sheegay arintan, waxaana uu intaa ku darray in lacago dheeri ah lagu soo rogay dadka ka dhoofaya garoonka...
Dawlada Soomaaliya ayaa qorsheyneysa inay cabasho ka gudbiso dawlada Imaaraatka Carabta saldhigga ay ka kireysatay Somaliland dartii. Dawlada Soomaaliya ayaa cabashadaa oo sharci ah damacsan inay ka gudbiso dawlada UAE maadaama Somaliland uusan ahayn dal la aqoonsan yahay sidaa darteedna ay aaminsan tahay in maamulka Somaliland uusan awood u...
Abaarta ka jirta dalalka dhanka bari ee qaaradaan Afrika ayaa ascaarta cuntada sare u qaaday. Quutul daruuriga sida masagada iyo galleyda ayaa sare qiimahoodu u kacay sida hayada cunnada ee FAO ay sheegtay. Dalalka abaartu saamaysay ee mandaqada ayaa ah Soomaaliya, Kenya, Itoobiya, Koofurta Suudaan, Tanzania iyo Uganda. Qoysaska ayaa iminka...
-Ergeyga Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay ayaa ku baaqay in wax laga qabto abaarta Soomaaliya si loo baajiyo macaluul. Durba nafaqo darro ayaa dad ugu le'deen qeybo ka tirsan Soomaaliya. Hataan ayuu Nicholas Kay ka digay in hadii aan tillaabo dagdag ah la qaadin kumanaan qof macaluuli dili doonto. Sanadihii...
 Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal shalay gelinkii dambe ka dhacay inta u dhaxeysa deegaanka Ceel Cabdi oo ka tirsan Gobolka Mudug, iyadoo dagaalkan uu u dhaxeeyay ciidamo ka tirsan Kumaandooska Soomaaliya, kuwa Galmudug oo dhinac ah iyo dagaalamayaasha Al-Shabaab. Sida ay sheegayaan wararka dagaalka ayaa yimid, kadib...
Qaraxa oo ahaa miino lagu aasay waddada dhinaceeda ayaa  ka dhacay xaafadda Xaawo Taako ee magaalada Beledweyne,  xili ay halkaa marayeen ciidamo ka tirsan kuwa howlgalka midowga Africa AMISOM, gaar ahaan ciidamada Itoobiya. Lama sheegin ilaa iyo hadda wax khasaare ah oo ka dhashay qaraxa oo siweyn looga wada maqlay...
Munaasabad si weyn loo soo agaasimay oo ay ka qeybgaleen dad aad u faro badan, isla markaana lagu taageerayay dowladda cusub ee Soomaaliya ayaa ka dhacday Magaalada Portland, Oregon ee cariga Maraykanka. Munaasabaddan ayaa waxaa ka hadlay dad aad u badan kuwaasi oo taageero buuxda u muujiyay madaxweynaha la...
Hayada CARE ayaa sheegtay in loo baahan yahay in abaarta Soomaaliya si dagdag wax looga qabto hadii kale xaaladu ay kasii dari karto. Si kastaba ha ahaatee, waxay intaa ku dartay in si wax looga qabto abaarta ba'an ee Soomaaliya ay tahay in qarash laga helo deeqbixiyeyaasha. Waxay sheegtay in...
Xukuumadda Somaliland ayaa ka jawaabtay hadal ka soo yeedhay hanti dhawraha Soomaaliya oo dhaliilay heshiihska Somaliland iyo Imaaraadka dhexmaray ee saldhiga militari ku dhisanayaan magaaladda Berbera. Afhayeenka madaxweynaha ayaa hadalkaasi ku tilmaamay farogalin qaawan oo xukuumadda Soomaaliya heshiishkii Somaliland la gashay Imaaraadka Carabta ee saldhiga Militari. “Somaliland waxay si weyn ula...
Reer waqooyi-bari Kenya gaar ahaan odayaal kasoo jeeda degmada Mandheera ayaa geel iyo lacag u hibeeyay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/Laahi Farmaajo. Geelaa ayaa shalay odayaasha Mandheera ay ku wareejiyeen maamulka degmada Balad Xaawo. Waxay sheegeen in madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/Laahi Farmaajo uu yahay madaxweyne shacabku taageersan...