Friday, August 14, 2026
Magaalladda Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug, ayaa waxaa maanta ka taagan xiisad u dhexeeysa maamullada Galmudug iyo Puntland. Xiisadan ayaa waxaa la sheegayaa in ay salka ku heyso Garoonka diyaaradaha ee magaalladda Galkacyo oo dhisme lagu bilaabay. Guddoomiye ku-xigeenka Ammniga iyo Siyaasadda Gobolka Mudug ee maamulka Galmudug Cabdi Xuseen Maxamed, ayaa...
Kulan balaaran oo maanta ka dhacay magaalada Garowe ayaa looga soo horjeestay koox diimeed-ka 'Saadicuun Bilxaq' oo dhawaan looga dhawaaqay qaybo kamid ah Somalia oo ay ku jirto magaalada Garowe. Waxaa ka soo qayb-galay kulankan maamulka gobolka Nugaal , taliyayaasha ciidamada amniga Puntland oo ay ku jiraan kuwa qaabilsan la...
Ciidamada Ammaanka dalka Mareykanka ayaa bilaabay qabqabashada dadka ajanbiga ah ee aan sharciga heysan gaar ahaan Soomaalida. Ciidamada ayaa si gaar ah u bartilmaameesanaya dadka soo galootiga ah ee aan wax sharci ah heysan, waxaana xusid mudan in ilaa 10 ruux oo Soomaali ah todobaadkan ku qabteen Atlanta. Dadka ay ciidamada...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Axmed Maxamed Jimcaale, ayaa booqday isbitaalka Madiina ee magaalladda Muqdisho, halkaas oo ay ku jiraan askar dhaawacan. Isbitaalka Madiina, ayaa waxaa ku jira dhaawacyada askar ka tirsan ciidanka xoogga dalka Soomaaliya, gaar ahaan kuwii ku dhaawacmay qarax dhawaan ka dhacay Warshadda Nacnaca Degmada...
Guddiga Golaha Ammaanka ee QM ugu qaabilsan Kormeerka Cunaqabataynta Hubka ee saaran Somalia iyo Eritrea, ayaa sheegay afartii bilood ee la soo dhaafay  in aysan helin caddaymo muujinaya inuu xiriir ka dhexeeyo Dowladda Eritrea iyo Alshabaab. Monitoring Group  ayaa horay ugu eedeysay Eritrea in ay xiriir la leedahay Al Shabaab...
Saacadaha soo aadan ayaa la filayaa in magaalladda Muqdishu uu ka furmo, shirka u dhexeeya Dowladda federaalka ee Soomaaliya iyo maamul Goboleedyada Dalka. Warbaahinta dowladda ayaa sheegeysa in shirka uu furmayo maanta oo Sabti ah. Ajandayaasha shirka looga hadlayo ayaa waxaa ka mid ah, sidii loo xoojin lahaa xiriirka Dowladda federaalka...
Taliyaha Ciidamada dowladda Soomaaliya ee Gobolada Jubbooyinka Ismaaciil Saxardiid, ayaa sheegay in ciidamada dowladda ay yihiin kuwo heegan ugu jira sidii ay u qaadi lahaayeen howlgal ka dhan ah Xarakadda Al-Shabaab. Al Shabaab ayaa saldhigyo ku leh deegaano ka tirsan Gobolada Jubbooyinka. “Ciidanka diyaar ayeey u yihiin in ay qaadaan dagaal...
Diyaarado dagaal ayaa lagu soo waramayaa in xalay ay duqeyeen Deegaanka Ceel-cadde ee Gobolka Gedo ee Soomaaliya. Duqeynta ayaa lala beegsaday Saldhigyo Al-shabaab ay leeyihiin, sida dadka deegaanka ay sheegeen. Diyaaradaha duqeynta fuliyay ayaa loo maleynayaa in ay yihiin kuwa dowladda Kenya, ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Africa ee AMISOM. Dadka...
Wararka naga soo gaaraya magaalada Dhuusa-mareeb ee xarunta u ah gobolka Galguduud ayaa sheegaya in halkaa ay isaga guureen ciidamadii Itoobiya ee sanadihii ugu danbeeyayba halkaa ku sugnaa. Wariye ku sugan gobolka Galguduud ayaa sheegay in ciidamada Itoobiya isaga baxeen saldhigii ugu weyn oo ay ka degenaayeen degmada Dhuusa-mareeb, iyaga...
Wararka naga soo gaaraya magaalada Dhuusa-mareeb ee xarunta u ah gobolka Galguduud ayaa sheegaya in halkaa ay isaga guureen ciidamadii Itoobiya ee sanadihii ugu danbeeyayba halkaa ku sugnaa. Wariye ku sugan gobolka Galguduud ayaa sheegay in ciidamada Itoobiya isaga baxeen saldhigii ugu weyn oo ay ka degenaayeen degmada Dhuusa-mareeb, iyaga...