Baarlamaanka Dowladda Federaalka ee Soomaaliya, ayaa doortay qaar ka mid ah Guddoomiyeyaasha Guddiyada joogtada ah ee golaha Shacabka.
Mudanayaasha ayaa Guddiyada ku doortay kullan ay ku yeesheen xarunta Villa Hargeysa ee magaalladda Muqdisho.
Kullankii ay yeesheen Baarlamaanka Dowladda Federaalka ee Soomaaliya, ayaa waxaa ka qeyb-galay Guddoomiye ku-xigeenka Koowaad ee golaha Shacabka,...
Ciidamo American ah ayaa loo soo daabulay magaalladda Muqdishu ee Caasimada Soomaaliya, sida ay sheegeen saraakiil Mareykan ah.
Ciidanka ayaa gaaraya tira ahaan daraasiin waxaana tababaro ay siin doonnaan ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM, ee dagaalka kula jira Xarakadda Al Shabaab.
Tiro kooban oo ciidamo ah ayaa 2-dii bishan ka...
Wasiirka wasaarada gargaarka iyo maareynta msiibooyinka dowladda federaalka Soomaaliya Dr Maryan Qaasim ayaa sheegtay in lix milyan oo ruux oo Soomaali ah u baahan yihiin in gargaar deg deg ah lala gaaro.
Wasiirka oo warbixin ka hor jeedisay shirkii gollaha wasiirada ee maalintii shalay ayaa sheegtay in ilaa lix malyan...
Kooxo hubeysan ayaa xalay magaalladda Muqdishu ku dilay Nabadoon caan ah, oo ka mid ahaa Ergadii wax ka dooratay Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya. sida dad goob-joogayaal ah ay u sheegeen WARSOM.
Nabadoonka la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Jimcaale Doon-Gaalle, waxaana dilkiisa uu ka dhacay nawaaxiga Isgooyska labo-dhagax ee Muqdishu.
Marxuumka...
Xarakadda Al Shabaab ee Soomaaliya, ayaa soo bandhigay ku dhowaad 10 askari oo ay sheegeen in ay ka soo goosteen Ciidamada Dowladda Federaalka ee Soomaaliya, sida hadalka ay u dhigeen.
Al shabaab ayaa askarta ku soo bandhigay Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.
Kooxda ayaa baraheeda warbaahineed ku faafisay in askarta...
https://youtu.be/xuUduI5aP_A
Hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa ka digaysa in Soomaaliya uu ka dilaaco daacuun bilaha soo socda, sida ay ku warramayso wakaaladda wararka ee Reuters.
WHO ayaa sheegtay in 25,000 oo ruux uu hadda ku dhacay shuban lagana yaabo in tiradaasi ay sii korodho waqtiyada soo socda.
Boqolkii ruux ee kasta...
Maamulka Puntland ayaa xabsiga ka sii daayay labo qof oo burcad badeed ah ,kuwaasi oo ku xirnaa xabsiga weyn ee magaalada Bosaaso ,waxaana la sheegay in lagu sii daayay damaanad sida laga soo xigtay taliska asluubta.
Taliyaha ciidanka asluubta Puntland Cali Nuur Cumar Saalax ayaa sheegay in labadan qof ay...
Dadweynaha Somalialnd ayaa si weyn uga cabanaya sixir bararka dhanka lacagta ah oo bilhii u dambeeyey ka jiray Somaliland, taas oo sababtay in dadka danyarta lacagtoodii waxba u goyn wayday.
Ganacsatadda suuqa Waaheen ee badhtamaha magaaladda Hargeysa ayaa saaka meheradahoogii albaabadda u laabay ka dib markii wax laga qaban waayey...
Wasiirka Arrimaha Dibedda dalka India Sushma Swaraj, ayaa sheegtay inay ku faraxsan yihiin Hawlgalkii lagu soo badbaadiyey 10-kii Badmaaxe ee la socotay Doonidii Ganaacsiga ee lagu haystay Xeebta Degmadda Hobyo ee Gobalka Mudug.
“Waxaan u mahadcelineynaa dowladda Federaalka ee Soomaaliya, Maamulka Galmudug iyo shacabka Soomaaliyeed kuwaas oo iska kaashaday sidii...


















