Friday, August 14, 2026
Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici, ayaa shalay dhagax dhigay mashruuca weyn oo biyo xidheen oo uu imaaraadka Carabtu maalgalisay, taas oo laga hirgaliyey deegaanka Xumbo weyne ee bariga magaaladda Hargeysa. Munaasibad balaadhan oo madax badan ka soo qaybgalay ayaa lagu qabtay deegaanka laga fulinayey mashruucan biyo xidheenka...
Maamulka degmada Beledweyne ayaa sheegay in sii xirnaan doonaan ilaa 11 oday dhaqameed oo dhawaan xabsiga la dhigay, kaddib markii la sheegay in ay isku heyb ka soo jeedaan askari qof shacab ah ku dilay dulleedka degmada Beledweyne. Maxamed Ibraahim Food Cade guddoomiyaha degmada Beledweyne ayaa sheegay in odayaashan looga...
Ugu yaraan shan ruux ayaa gaajo iyo macluul ugu dhimatay degmadda Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan, sida uu sheegay Guddoomiyaha degmadda Maxamed Cabdulle Fiidow(Ganey). Xaaladda nololeed ee degmadda ayaa aad looga deyriyay, waxaana Guddoomiyaha uu sheegay in dadka qaar ay iibsadeen cowska mudullada ay deganaayeen si ay nolol uga helaan. Koonfurta Soomaaliya,...
Guddoomiye ku-xigeennadda cusub ee Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta si rasmi ah xilalka ula wareegay, kadib markii shalay la magacaabay. Sidoo kale waxaa xilkii isku wareejiyay xoghayihii hore ee Maamulka Gobalka Banadir iyo xoghayaha guud ee cusub. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalladda Muqdisho Taabid Cabdi Max’ed ayaa xil wareejinta kadib,...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida qeybteeda 60-aad, ayaa saaka mar kale toogatay askari ka tirsanaa ciidanka Booliska maamulka Koonfur-galbeed. Askariga maanta Xukunka Dilka ah lagu fuliyay ayaa horay u dilay Nin Oday ah, waxaana uu dhaawacay Labo Wiil oo uu dhalay ninka la dilay. Toogashada askariga ayaa ka dhacday Duleedka Magaalladda Baydhabo,...
Mareykanka iyo Midowga Africa ayaa isku waafaqay inuu soo dhawaaday waqtigii Soomaaliya ay la wareegi laheyd mas’uuliyaddeeda dhinaca amaanka. Taliyaha ciidanka Mareykanka ee jooga magaalada Stuttgart ee dalka Jarmalka General Thomas Waldhauser, iyo taliyaha ciidanka Mareykanka ee Africa ee loo soo gaabiyo AFRICOM, ayaa si wada jir ah u sheegay...
Diyaarado dagaal ayaa lasoo sheegayaa in ay duqeyn ka fuliyeen Saldhigyo ay lahaayeen dagaalamayaasha Al-shabaab. Duqeynta ayaa ka dhacday Degaanka War-gaduud ee Gobolka Gedo ee koonfurta Soomaaliya. Diyaaradaha Duqeynta fuliyay illaa iyo hadda Wadanka laga leeyahay si rasmi ah looma ogaan. Dhinaca kale lama shaacin khasaaraha ka dhashay duqeynta, maamulka Gobolka Gedo...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta xarunta madaxtooyada ku qaabilay ehelada marxuum Tahliil Jimcaale Hubbane oo maalintii shalay ku jiiray ilinka hore ee madaxtooyada Soomaaliya mid ka mid ah gadiid galbinayay madaxweynaha. Dhacdadan oo markii hore aysan warbaahintu si faah faahsan uga hadlin ayaa markii danbe la ogaaday...
Laanta Af-Soomaaliga ee BBC-da ayaa maanta oo Isniin ah bilaabi doonto banaamij cusub oo maqal iyo muqaal ah (telefishin) oo maalinle ah. Barnaamijkaas oo socon doona muddo 15 daqiiqo ah, ayaa waxaa la baahin doonaa Isniinta illaa iyo Jimcaha. Barnaamijkaan ayaa laga sii deyndoonaa xaruunta laanta af-Soomaaliga ee BBCda...
Guddi hoosaadka shuruucda, garsoorka iyo arrimaha xuquuqal isnaanka golaha guurtida ayaa soo bandhigay  goboladda dalka dilalkii iyo kufsigii ka dhacay. Guddidan ayaa warbixintan ka soo xigatay xeer ilaalinta, waxaana golaha guurtida usoo jeediyey warbixintan, iyagoo kala sheegan gobol walba siday wax uga dhaceen. “Guddida shuruucda iyo garsoorka ee golaha guurtidda, waxay...