Friday, August 14, 2026
James Comey, oo ahaa agaasimihii hay’adda dambi baarista Mareykanka ee FBI, ayaa xalay saqdii dhexe shaqadda laga eryay, sida warbaahinta dalka Mareykanka ay sheegeen. Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump, ayaa eryay Mr Comey, waxaana uu ku eedeyey in uusan awood u laheyn in uu hay’addaasi hoggaamiyo. James Comey, ayaa waxa uu baarayay...
 Ciidamadda Police-ka dalka Kenya ayaa sheegay in la xiray Saddex nin oo Kenyan ah iyo mid kale oo Soomaali oo u safrayay dalka Libiya. Police-ka  ayaa sheegay in afarta qof looga shakiyay in ay ku biirayaan kooxda Daacish ee dalkaasi ka dagaalanta. Magacyada ragga ay Police-ka xireen ayaa waxaa lagu kala...
Dadka deegaanka ayaa WARBAAHINTA WARSOM u sheegay in xaaladda deegaanka Goof-gaduud ay saaka degantahay, kadib markii shalay ay ku dagaalameen Al Shabaab iyo ciidanka maamulka Koonfur-galbeed. Goof-Gaduud oo qiyaastii 30 Km u jirta magaalladda Baydhaba ee xarunta gobolka Bay, ayaa waxaa dagaalkii ka dhacay ka dhashay khasaare lixaad leh. Ugu yaraan...
Fanaanadda Soomaaliyeed ee Sahra Mire Wehliye, ayaa shalay ku geerootay Magaalladda Mbarara ee galbeedka dalka Uganda. Allah ha unaxariistee fanaanadda waxaa ay ka mid ahaan jirtay fanaaniintii ciidanka asluubta Soomaaliyeed ee dowladdii Kacaanka. Sahra ayaa waxaa ay qaxootii ku ahayd dalka Ugandha oo shalayna ay ku geeriyootay. Fanaaniin iyo Abwaano ayaa ka...
Waxaa goor dhaw ka anbabaxay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo qaar ka mid ah madaxda dowlad gobolleedyada oo ku sii jeeda shirka la filayo in maalinta Khamiista ah si rasmi ah uga furmo magaalada London. Wafdiga madaxweynaha ayaa waxaa ka mid ahaa ra'iisal wasaare...
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta, ayaa lagu wadaa in uu ka qeyb-galo shirka London Somali Conference ee 10-ka bishan ka furmaya magaalladda London. Shirka ayaa waxaa ka qeyb-galaya madaxda iyo dowladdaha bariga Africa iyo marti kale oo lagu casuumay kullanka. Afhayeenka State House-ka dalka Kenya Manoah Esipisu, ayaa sheegay in Uhuru...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalladda Muqdisho Mudane Thaabit Cabdi Maxamed, ayaa soo saaray amar cusub oo gawaaridda AMISOM ka mamnuucaya in ay isticmaalaan Waddada dheere ee Makka- Almukarama ee Muqdishu. “Isgooyska Sayidka (Oto-Oto) Ilaa Isgooska Banaadir laga bilaabo saacadaha 6:00 Subaxnimo Ilaa 12:00 Habeenimo, gawaaridda AMISOM ma isticmaali karaan”,...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu horkacayo ayaa safar dhulka ah ku tagay goor dhaw degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha hoose. Safarka madaxweynaha ayaa noqonaya kii ugu horeeyay ee dhulka uu sii maro meel ka baxsan magaalada Muqdisho, marka loo eego safarkii ugu dhawaan ku tagay magaalada...
Ra’iisal wasaare ku-xigeenka xukuumadda Soomaaliya Mahad Maxamed Guulleed oo hadal ka jeediyay kulan ay soo qabanqaabisay wasaarrada arimaha gudaha iyo federaalka ayaa sheegay in aysan aheyn howl sahlan gaarista doorasho qof iyo cod ah, hasse ahaatee dowladda federaalka arintan ku dadaali doonto. ‘’In doorasho qof iyo cod ah la gaaro...