Saturday, August 15, 2026
Peter Gichira oo ka mid ah musharaxiinta doonaysay in ay ka qeybgasho doorashada Madaxweyne ee dalka Kenya ayaa la soo taagay maanta maxkamad iyadoo lagu soo eedeeyay in uu doonayay inuu is dilo kadib markii uu ku guuldareystey in uu soo buuxiyo shuruudaha uu ugaga mid noqon lahaa musharaxiinta...
Wasiirka wasaarrada arimaha gudaha iyo dib-u-hishiisiinta xukuumada Soomaaliya Cabdi Faarax Juxa ayaa sheegay in Muqdisho dhawaan ay ka furayaan Shir weyne dib u heshiisiin ah. Waxaa uu sidoo kale sheegay in wasaaradiisa ay ka shaqeyn doonto hormarinta iyo midnimada dadka Soomaaliyeed. Sidoo kale waxaa uu xusay in ay muhiim tahay in...
Madaxweynaha maamulka Jubbaland oo ka mid ahaa madaxdii maanta ka qeybgashay munaasabadii calleemo saarka madaxweynaha dowlad gobolleedka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf, ayaa halkaa ka jeediyay khubad saameyn badan oo dhinacyo kala duwan taabatay. Madaxweynaha ayaa dardaran adag u jeediyay madaxweynayaaasha dowlad gobolleedyada Puntland iyo Galmudug oo uu kula dardaarmay...
Gollaha wasiirrada xukuumada Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan aan caadi aheyn oo uu shir-guddoominayey ra’iisal wasaare ku-xigeenka xukuumada Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), iyadoo markii danbe shirka uu ku soo biiray ra’iisal wasaare Kheyre. Ra’iisul wasaare ku xigeenka ayaa hoosta ka xariiqay muhiimada dardargelinta shuruucda dalka bacdamaa ay dawladan tahay...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa goor dhaw gaaray xarunta magaalada Cadaado, halkaa oo ay ka socto munaasabada calleemo saarka madaxweynaha dowlad gobolleedka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf. Sidoo kale, waxaa munaasabada ka qeybgallaya oo jooga wasiirka wasaarrada arrimaha gudaha iyo dib-u-hishiisiinta dowladda Soomaaliya  Cabdi Faarax Juxa, madaxweynayaasha dowlad...
Laba Maxbuus ayaa ugu geeriyooday cudurka Shuban biyoodka xabsiga magaaladda Burco, halka Afar iyo konton maxbuus u jiifaan cudurkan. Maxaabiista jeelka Burco ku jirta ayaa la sheegay inayn ku jiraan laba boqol iyo toddobaadan maxbuus iyo Lix askari, waxaanu cudurka shuban biyoodku soo ritay oo u jiifa maxaabiis lagu sheegay...
Rasaasayn habeennimadii ka dhacay gobolka Mississippi ee dalka Maraykanka ayaa horseeday in ay ku nafwaayaan siddeed ruux oo uu ka mid yahay taliye ku xigeenka deegaankaas, sida uu booliisku sheegay. Toogashada ayaa ka dhacday saddex goobood oo kala duwan oo ka tirsan deegaanka Lincoln County ee koonfurta Mississippi. Nin laga shakisan...
Alle ha u naxariisteen Axmed Abroone Amiin oo horay u soo noqday guddomiye ku-xigeenkii baarlamaankii TNG-da dowladda uu hogaaminayay madaxweyne Cabdiqaasim Salaad Xassan ayaa xalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Axmed Abroone Amiin ayaa ahaa Guddoomiye ku-xigeenkii Baarlamaankii Carte lagu soo dhisay, waxaa xalay uu ku geeriyooday Isbitaalka Aadan Cadde. Mid ka...
Xarrakada Al-shabaab oo maamusha qeybo ka mid ah gobollada Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya ayaa xukun dhagax ku dil ah ku fulisay nin ku eedeysnaa in uu kufsi geystay deegaan lagu magacaabo Ufuroow oo ka tirsan gobolka Baay. Maxkamad ururka Al-shabaab leeyihiin ayaa ku xukuntay Dhaayow Maxamed in dhagax lagu dilay...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo saacadaha soo socda ku wajahan magaalada Cadaado ee xarunta KMG u maamul gobolleedka Galmudug, isaga oo ka qeybgali doona munaasabada calleemo saarka madaxweynaha dhawaan la doortay Axmed Ducaalle Geelle Xaaf. Wafdi horu-dhac u ahaa Madaxweyne Farmaajo oo uu hoggaaminayay Wasiirka Arrimaha Gudaha ayaa shalay gaaray...