Ciidanka dowladda Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa Midowga Africa ee AMISOM, ayaa dib maanta ula wareegay degaanka Goof-Gaduud oo 30-KM u jira Magaalladda Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay, sida warbaahinta dowladda ay sheegtay.
Mas’uuliyiinta maamulka Koonfur-galbeed, ayaa sheegay in ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM lagu soo dhoweeyay degaanka.
09-kii bishii...
Doon kalluumeysi iyo 21 kamid ah shaqaallihii saarnaa ayaa waxaa afduubtay maanta kooxo burcad-Baddeed ah, sida warbaahinta koonfurta Kuuriya ay sheegeen.
Doonta kalluumeysi ayaa waxaa laga leeyahay dalka Koonfurta Kuuriya, waxana hadda ay gacanta ugu jirtaa Burcad-Baddeeda.
Wakaalladda wararka ee AP ayaa sheegtay in Doonta markii la afduubanayay ay mareysay meel...
Dowladda Imaaraadka Carabta oo dhawaan la wareegtay dekedda Berbera oo ay isticmaalayan saldhig militari, iyaga oo isku diyaarinaya weeraradii ugu horeeyay oo ay halkaa ka qaadaan.
Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliland Sacad Cali Shire ayaa sheegay in Imaaraadka Carabta u furan tahay in ay weeraro ka qaadaan saldhiga ay ka hergalinayaan...
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday markii ugu horeysay in sameynayso Manhaj cusub ka soo loogu talagalay in lagu hormariyo waxbarashada carruurta Soomaaliyeed.
Wasiirka wasaaradda waxbarashada Soomaaliya C/raxmaan Daahir Cusmaan ayaa waxaa uu sheegay in ay bilaabayaan qorista manhajka waxbarashada Soomaaliya .
Sidoo kale wasiirka ayaa waxaa uu sheegay in ay...
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay caawiyaan dadka dhibaateysan inta lagu guda jiro bisha Barakeysan ee Ramadaan.
Madaxweynaha ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed ee wax heysta laga doonaayo in ay caawiyaan dadka masaakiinta ah ee gargaarka u baahan .
Waxaa uu tilmaamay madaxweynaha...
Iyadoo maalmihii ugu danbeeyay weeraro loo adeegsanayay qaraxyo ay ka dhaceen deegaanno ka tirsan gobolka Waqooyi Bari, ayeey sheegtay dowladda Kenya in ay ka foojigan tahay weeraro mar kale uga yimaada dhinaca Al-shabaab.
Dowladda Kenya ayaa sheegtay in si weyn loo adkeeyay ammaanka xadka ay la wadaagto dalka Soomaaliya, islamarkaana...
Garoonka diyaaradaha ee magaalladda Muqdishu, waxaa shalay soo caga dhigatay diyaarad sidday inkabada 50 qof oo Soomaali ah oo laga soo tarxiilay dalka Maraykanka, sida ay sheegeen saraakiisha garoonka Aadan Adde.
Mas’uuliyiinta dalka Maraykanka ayaa sheegay in dadkan ay ku jireen xabsiyo ku yaalla Maraykanka, halka qaar kalena ay ku...
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaallaha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Saalax Jaamac, ayaa sheegay in ay dhimeen waqtiyadii Shaqadda ee Shaqaallaha Rayidka inta lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadaan.
Mudane Saalax, ayaa sheegay inta lagu guda jiro bisha Ramadaan in shaqadda ay bilaaban doonto 9:00AM kuna egtahay 3:00PM oo galabnimo.
“Shaqaallaha Dowladda...
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in Radamaan caawa koow yahay, sidda ay shaacisay wasaarrada Diinta iyo Owqaafta.
Agaasimaha guud ee wasaaradda Owqaafta iyo arrimaha diinta xukuumadda Soomaaliya Maxamed Kheyroow Aadan oo la hadlay warbaahinta dowladda ayaa sheegay in dhalashada bisha Ramadaan caawa la arkay.
“Umadda Soomaaliyeed Hambalyo...
Madaxweynaha Koonfur Africa Jocob Zuma ayaa saxiixay sharci cusub oo dadka soo galootiga ah u ogalaanaya in ay qaadan karaan ama badali karaan sharcigooda qaxootinimo ka dib kulan uu shir gudoominayay oo ay yeesheen golaha wasiirada ee Koonfur Afrika.
Arintan ayaa qaxootiga u saamaxaysa in ay heli karaan shaqooyin ,...


















