Thursday, October 30, 2025
Gudoonka Baarlamanka dowladda Soomaaliya Mudane Maxamed Cismaan Jawaari ayaa sheegay in dowladda Somalia ayaa xoogga saari doonto arrimaha dib u heshiisiinta iyo sidii loosoo celin lahaa nabadda iyo midnimada ummadda Soomaaliyeed.Mudane Jawaari oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb ayaa intii uu halkaasi joogay kulamo goni goonoi ah la qaatay masuuliyiinta...
Xukuumadda Turkiga ayaa markii ugu horeysay shaaca ka qaadday inay saldhig millateri ka sameysanayso Somalia, taasoo qayb ka ah ballan-qaad ay kala saxiixdeen labada xukuumadoood oo lagu taageerayo dhismaha ciidamada Qalabka Sida ee Somalia iyo qalabeyntooda. Wasaaradda arrimaha dibadda Turkiga ayaa qorshaha saldhiggan ay uga hirgelinayso dalka Somalia ku sheegtay...
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qayb-galey xaflad lagu furayay garoonka diyaaradaha magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari oo dhawaan dayac-tir lagu sameeyay. Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay xafladda furitaanka Garoonka ayaa sheegay in hir-gelinta mashruucan uu ka tarjumayo dib u dhiska iyo dib u soo kabashada...
Wasaaradda owqaafta iyo arrimaha diinta Somalia ayaa ka digtay Xuska munaasabadda ciidda kirismaska ee masiixiga iyo xafladaha kale ee loogu dabaal-dago billowga sanad walba, iyadoo ku amartay hay’adaha amniga dowladda Soomaaliya inay ka hortagto haddii la isku dayo in Muqdisho laga abaabulo xaflad noocaas ah. Agaasimaha wasaarada Owqaafta iyo arrimaha...
Ururka Taliban ee ka dagaalama dalka Afghanistan ayaa maanta weerar ku qaaday saldhiga booliiska magaalada muhiimka ah ee Sangins, sida laga soo xigtay mas’uuliyiin ka tirsan xukuumadda Afgaanistaan. Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya cida gacanta ku haysa maammulka degmada Sangins oo ku taalla gobolka Helmand, iyadoo guddoomiyaha gobolkaas & booliisku...
Hay’adda Amnesty International ayaa ku sheegay warbixin ay kaga hadlaysay xaaladaha dalka Burundi in ciidamada ammaanka dalkaas ay si xeeladeysan u dileen tobaneeyo qof oo shacab ah intii ay socdeen rabshadihii 11-kii bishan ka dhacay magaalada Bujumbura ee xarunta Burundi. Amnesty ayaa warbixinteeda ku xustay in qaar ka mid ah...
War-saxaafadeed maanta kasoo baxay xafiiska RW dalka Jabuuti, C/qaadir Kaamil Maxamed ayaa looga hadlay rabshidihii ka dhashay shalay xaafadda Balbala ee magaalada Jabuuti. Qoraalka ayaa lagu xusay in rabshadihii shalay dhacay ay ahaayeen kuwo lagu doonayo in carqalad lagu geliyo ammaanka dalka Jabuuti, iyadoo lagu sheegay war-saxaafadeedka inay soo abaabuleen...