Saturday, October 24, 2026
DAAWO: Hooley is dhiibistiisa,iyo Musa biixi oo ku dhawaqay Go'aan Naxdin leh,Mahad salad is Qarxin..se https://youtu.be/Ec65dWscxvg     
 HOOS KA DAAWO Taliye shub oo qorta isku galiyey beelaha hawiye iyo digil iyo mirifle,saraakiil xilka uu ka qaaday iyo xiisad ka taagan xabsiga dhexe. https://youtu.be/lb8nzeVsmvI     
Tafatiraha Miisaska Talaabo aan horey loo arag, ayaa Congress-ka Mareykanka waxa uu soo saaray amar ah in ciidamada looga saaro Soomaaliya muddo 60 maalmood gudahood ah, laga bilaabo marka la meel mariyo go’aan isku mid ah, haddii aan lagu dhawaaqin dagaal ama ogolaansho gaar ah oo ku aaddan adeegsiga awoodda...
DAAWO:  Xiisad ka maaliyadeed oo ka dhax jirta Hirshabeelle, & Madaafiic lagu garaacay magaalada Laascaanod. https://youtu.be/2WKzD96zA2w     
Kooxda Ciyaal Weero OO Dalab kaga Yimid M.G/Banaadir,Laascanood   Farta Laga Saaray SSC. HOOS Ka Daawo https://youtu.be/EUeJ_qnTVCg .     
Dowladda Itoobiya ayaa war ay habeenkii xalay ahayd soo saartay ku sheegtay in lakala dirayo oo la tirtirayo Ciidamada Booliiska gaarka ah ee degaannadu leeyihiin ee loo yaqaano (Liyuu Booliska), iyagoo si ikhtiyaar ah loogu kala darayo Milatariga dalka, Ciidanka Federal Booliska, iyo Booliska caadiga ah ee Deeganada dalku...
Ehalada Taliyihii Hoggaanka daba- galka  Hay’ adda NISA ayaa maanta markale Muqdisho ku qabtay Kulan cabasho oo ay dowladda fariin ugu dirayeen. Eheladaan ayaa sheegay in ay aad ugu xun yihiin oo ay  cambaraynayaa xariga ehelada Cabdullaahi dheere loo gaystay , iyaga oo cod dheer ku dalbaday in la sii...
Wararka ka imaanaya Magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in maanta maalintii saddexaad oo xiriir ah ay xaaladda magaaladu tahay mid deggan. Dadka aan badneyn ee ku haray qaybaha kala duwan ee magaalada ayaa lasoo sheegayaa in ay muujinayaan cabsi ah in dagaalku xilli walba qarxi karo. Shalay ayey ahayd markii deegaanka Aricaddeeye...
DEG DEG :Saxiibadii Farmaajo oo Gadiidka laga qaatay, Dagaalka Laascanood Soomaliland oo Ku jabtay HOOS KA DASAWO https://youtu.be/CTnXQTW8fgY     
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in Soomaaliya ay sannadkii 2022-ka walxaha qarxa sababeen dhimashada 1200 qof oo Soomaali ah. Hadalkan ayaa soo baxay iyadoo maanta dunida laga xusayo Maalinta Caalamiga ah ee Wacyigelinta Wax-ka-qabashada Miinooyinka. Qaramada Midoobay ayaa sheegtay inay ka go’antahay inay Soomaaliya ka taageerto dadaallada looga cirib-tirayo khataraha haraadiga walxaha...