Daawo: Dhageyso Madaxweyne Farmaajo oo La Hadlaya Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka.

0
578

Khudbaddii uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu ujeediyay saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed keddib markii uu kormeer ku tagay Dugsiga Janaraal Goordon iyo Taliska Guud.

Gepostet von Villa Somalia am Montag, 25. März 2019