Wararka Soomaaliya
Dagaalkaani ayaa Galabta ilaa iyo caawa Mujaahdiinta Al Shabaab iyo kuwa TFG-da oo kaabaya Ciiidamada Eithopia ku dhaxmarayaa meel ku dhow Degmada Luuq ee Gobolka Gedo
Afhayeen u hadlay Mujaahdiinta Al Shabaab ayaa guulo ka sheegtay dagaaladaasi waxa uuna sheegay Afhayeenka in ay geysteen qasaarooyin hor leh
Dhanka kale ayaa Afhayeenka waxa uu sheegayay in meydad fara badan oo ka tirsan Ciidamada Dowladda Cadowga Eithopia iyo kuwa TFG-da lagu soo daabuleynayay Degmada Luuq ee Gobolka Gedo
Ilo wareedyo oo ay ka heshay Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee Warsom oo ku sugan Gobolka Gedo oo ayaa sheegayaa in ay wali isku hor fadhiyaan labada dhinac goobta uu dagaalka ka dhacay
Mogadishu Somalia
Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)
Mogadishu Office
+25-26-15514953/+25-2699-995641
(





