Wararka Soomaaliya
C/laahi Cali Caanood Oo ahaa Taliyiihii Ciidamada Madxtooyada Ku Heybna Ahaa R/wasaaraha Soomaali Ameerikanka Farmaajo ayaa Lagu Xayuubiyey Xilkii Uu Hayey Iyadoo Isla Durbaba Loo Taxaabay Xabsigi ay Gacanta Ku hayaan Mareykanka Laakiin Ku Magacaaban Ciidamada BS-ta Ee TFg-da
Ilo Wareedyo Ku Sugan Xarunta Madaxtooyada ayaa Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom.com U Xaqiijiyey In Talliye Caanood Laga Qaday Xilka Isla markanaa Loo Taxaabay Xabsiga Ka Dib Markii Uu Isku Dayey in Uu Shirqoolo Madaxweyne Shariifka Soomaaliya Sida ay Inoo Xaqiijiyeen Ilo Waredkaasi
Sidoo Kale Ilo Wareedyada aya Intaa Ku Daray In Taliyaha Uu Waday Abaabul Uu Ku Doonayey In Rag Ka Tirsan Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab Uu Gudaha U Galiyo Xarunta Madaxtooyada Isagoo Raggaasi Ka Dhigaya Dada Dibad Bax Sameynayo
Xariga Mr Caanood ayaa Waxa UU Imaanaya Xili Madaxtooyada Dhexdeeda UU Ka Jiro Tuhuno Fara Badan Masuulana Uu Amini La’ yahaya Masuulka Kale
Wararka Soomaaliya (Warsom.com)
Mogadishu Somalia
Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)
Mogadishu Office
+25-26-15514953/+25-2699-995641





