Wararka Soomaaliya
Dhamaan aqristayaasha sharafta leh waxaan kaga cudur daaraneynaa culeysyo xagga baahinta wararka ah oo xilliyada qaar soo wajaha wakaalada wararka Soomaaliyeed ee Warsom waxaana culeysyada illaa iminka aad dareenteen ka mid sida warkii deg dega ahaa ee aad aqrisan jirteen iyo baahinta codadka muhiimka ah ee lagu baahin jiray ee wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee Warsom
Maamulka wakaalada wararka Soomaaliyeed ee Warsom wuxuuna cillada jirto uu ku tilmaamay culeysyou xagga internet-ka ah oo jira iyo shaqaalo hor leh ay wakaalada ay qaadaneyso ka dib habac sanaan yar ay ku timid qaar ka mid ah howlwadeenada oo saameyn ku yeeshay dagaalada Muqdisho ka socda
إن شاء الله تعالى
Haduu Allaha Awooda leh uu ka raali noqda waxaan aqristayaasheena aan ugu bishaareynaynaa in saacadahaan wixii ka bilawda aan idiin soo baahin doono wararkii aad kaga barateen Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee Warsom kuna saleysan xaqa in la taageero Wixii talo ah ku soo gudbi taleefanda hoos ku qoran iyo comments-ka waana inoo muhiim taladaada Mahadsanid
وبالله توفيق والسلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Wararka Soomaaliya (Warsom.com)
Mogadishu Somalia
Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)
Mogadishu Office
+25-26-15514953/+25-2699-995641
(




