بسم الله الرحمن الرحيم
Wararka Soomaaliya
Ciidamada Mujaahidiinta Al Shabaa oo ay wehlinayaan kuwa istish haadiga ayaa qeybo ka mid ah dekada Muqdisho la wareegay ka dib markii ay qaraxyo miino ah la beegsadeen fadhiisin ay ku lahaayeen Ciidamada shisheeye iyadoona la arkayay meydad iyo dhaawacyo soo gaaray ciidamada duulaanka ku ah Muqdisho
Qaraxaan iyo la wareegistaani ayaa waxay imaanayaan xilli labo ka mid dhalanyaro naftood hora yaal ah ay Allah ka Iibsadeen Naftoodii ay isku qarxiyeen Gudaha Dekada Muqdisho
Wixii ku soo kordha Kala soco Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom.com
Wararka Soomaaliya (Warsom.com)
Mogadishu Somalia
Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)
Mogadishu Office
+25-26-15514953/+25-2699-995641
(





