بسم الله الرحمن الرحيم
Wararka Soomaaliya
Ilo Wareedyo Ku Sugan Hooyga Wasiirkii Arimaha Gudaha C/shakuur Sh. Xasan Faarax Ayaa Waxay Sheegeen In hal mar oo Qura ay Maqleen Qarax aad u xoogan oo ka dhax dhacay qolka Wasiirkii Arimaha Gudaha C/shakuur Sh.Xasan Faarax waxaana dabadeed loo qaaday Isbitaalka Banaadir Ee Magaalada Muqdisho halkaas oo ka daaweynayay Dr. Xangul hasa yeeshee tiisa ayaa dhamaatay Isbitaalka ayuu geeriyooday waxaana jirtay in si weyn loo adkeynayay amaanka Isbitaalka Banaadir halkaas oo ay la wereegeen amnigeeda ciidamada Shisheeye ee duulaanka ku joogo Muqdisho
Wararka Soomaaliya (Warsom.com)
Mogadishu Somalia
Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)
Mogadishu Office
+25-26-15514953/+25-2699-995641
(




