Gabar Meydkeeda Jawaan Lagu Soo Riday Iskuna jaban Oo Saakay Lagu Arkay Isgoyska Xamar Jajab oo Ka Tirsan Goobaha ay Dowladda TFG-da gacanta Ku Hayso

0
627

Shacabka Ku Dhaqan Gudaha Degmooyinka X/Weyne Iyo X/Jajab Oo Ka Tirsan Goobaha ay Gacanta Ku Hayso Dowladda TFG-da ayaa Mar Qura Ku Soo Baraarugay Meydka Gabar Da’ yar Oo Ku Jira jawaan Isla markaan la isku jabiyey

gabadha ayaa La Soo Dhigay Isgoyska X/jajab lamana Oga Cida ka dambeysay Falkaasi Loo Geystay Gabadhaani Yar waxaana dadka qaarkiis ay Sheegeen In Dilka Gabadhaani Loo Haysto Ciddo ay U Shaqeyn Jirtay

Waa Markii 1-aad oo Gabar Meydkeeda jawaan Lagu Soo Riday La Soo Dhigo Isgoyska Degmada Xmar Jajab oo Ka Tirsan Goobaha ay Gacanta Ku Hayso Dowladda TFG-da

 

 

 

Wararka Soomaaliya (Warsom.com)

Mogadishu Somalia

Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)

Mogadishu Office

+25-26-15514953/+25-2699-995641

*

(

info@warsom.com & webmaster@warsom.com)