Shacabka Gaalada Ee Ku Dhaqan Dalalka Ugandha Iyo Burundi Oo Soo Wajahday Cabsi Ay Ka Qabaan Weeraro Ka Yimaada Mujaahidiinta Al Shabaab

0
577

Wararka aynu ka heleyno Magaalooyinka Bajambuura iyo Kampala oo caasimado u kala ah Dalalka Ugandha Iyo Burundi ayaa sheegaya in cabsi balaaran ay soo wajahday shacabka gaalada ee ku dhaqan dalalkaasi

Warar rasmi ah oo ay ka heshay Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ayaa sheegaya in shacabka ku dhaqan dalalka Ugandha iyo Burunid ayaa sheegaya in shacabka gaalada ee halkaasi ku dhaqan ee ka cabsi qabaan weeraro ay fuliyaan cutubyo ka tirsan Mujaahidiinta waxay ciidamada gaalada ay adkeeyeen Magaalooyinka waaweyn ee dalalkaasi iyagoona shacabkooda gaalada uga digaya in ay ka foojignaadaan weeraro qorsheysan oo laga cabsi qabo in ay fuliyaan ciidamo si aad ah u tababaran oo ka tirsan Mujaahidiinta Al Shabaab

Dowaladda Ugandha oo uu hogaamiyo gaalka yuweeri muzafani ayaa xasuusata weeraro dhiig farabadan ay ku daateen oo ay fuliyaan guutada Saalaxa Cali Nabhaan رحمه الله oo ka tirsan Mujaahidiinta Al Shabaab

 

 

 

Wararka Soomaaliya (Warsom.com)

Mogadishu Somalia

Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)

Mogadishu Office

+25-26-15514953/+25-2699-995641

*

(

info@warsom.com & webmaster@warsom.com)