Ciidamada BS-ta Oo Maanta Xirxiray Dad Rayid Aa Oo Ku Sugan Goobaha Ay Gacanta Ku Heyso TFG-da

0
589

 

Dadkaani rayidka ah ayaa manta waxaa xiray ciidamada TFG da ayadoona ay ubadanyihiin arday wax kadhigata magaalada Muqdisho

Degmooyinka faro kutiriska ah ee gacanta ku hayaan TFG da ayaa manta lagu qafaalay in kabadan toban dhalinyaro ah oo ay ka muuqato sunada Nebiyunaa Muxamed (N.N.K.H) kuwaasoo lageeyay xabsiyo lagu cadaabo dadka rayidka ah oo ay kamuuqato Sunada ee TFG da leedahay

Waxaana marwalba kadhacda goobaha ay gacanta ku heyaan TFG da xarig loogeysto dad rayidka ah ee kusuganm goobaha yar ay

maamusho TFG da

 

 

 

Wararka Soomaaliya (Warsom.com)

Mogadishu Somalia

Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)

Mogadishu Office

+25-26-15514953/+25-2699-995641

*

(

info@warsom.com & webmaster@warsom.com)