Shacabka Ku Dhaqan Gudaha Degmooyinka X/Weyne Iyo X/Jajab Oo Ka Tirsan Goobaha ay Gacanta Ku Hayso Dowladda TFG-da ayaa Mar Qura Ku Soo Baraarugay Meydka Gabar Da’ yar Oo Ku Jira jawaan Isla markaan la isku jabiyey
gabadha ayaa La Soo Dhigay Isgoyska X/jajab lamana Oga Cida ka dambeysay Falkaasi Loo Geystay Gabadhaani Yar waxaana dadka qaarkiis ay Sheegeen In Dilka Gabadhaani Loo Haysto Ciddo ay U Shaqeyn Jirtay
Waa Markii 1-aad oo Gabar Meydkeeda jawaan Lagu Soo Riday La Soo Dhigo Isgoyska Degmada Xmar Jajab oo Ka Tirsan Goobaha ay Gacanta Ku Hayso Dowladda TFG-da
Wararka Soomaaliya (Warsom.com)
Mogadishu Somalia
Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)
Mogadishu Office
+25-26-15514953/+25-2699-995641
*
(





