Iyadoo Dhawaan Ay Dowladda Ingariiska Ka Joojiyeen In Gudaha Loo galiyo Qaadka Kana Mamnuucey Guud Ahaan UK- Cunista Jaadka Ayaa Waxa Gudaha Dalka Soomaaliya gaar Ahaan Magaalada Muqdisho Shacabka ku Nool Rag Iyo Dumar Waxa Ay wada Naqdeen Qaad Cunayaal/Marqaan Waxaana taasi Ay Sababtey In Dadka Kale Ee aan Cunin Qaadka Iyo Dadka Cuna Ay Isku Dhibanyihiin




