Wararka naga soo gaaraya
tuulada Gadoon oo duleedka
Dhuusa-mareeb ku taalla ayaa
waxa lagu soo waramayaa in
halkaasi lagu dilay oday dhaqameed caan ka ahaa kaasi
oo faah faahino ay kasoo baxayaan qaabka dilka Uu U Dhacay.
Sidoo Kale Waxaa La Sheegay Falkaani Dilka ah In uu dhacay Saaka waxaana geystay kooxo
hubeysan Iyadoona oday dhaqameedka lagu magacaabi
jiray Oday Caabi caana ka ahaa
tuulada Gadoon ee gobolka G/ gaduud.
Dilka Odaygaan ayaa loo maleynayaa inay ka dambeyso
falalka aanooyinka qabiilka ah
waxaana badi lala yaaban yahay
dilalakaan oo kale taasi oo dhawaan shiikh caan ahaa
sidaan oo kale loogu dilay deegaankaasi.




