Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com)
Deeqdan oo ay iska soo uruuriyeen jaaliyada Jabuuti ee ku dhaqan dalka Beljam ayaa ayaa lasoo gaarsiiyay Dad Barakacayaal ah Oo Ku dhaqan Magaalada Muqdisho Gaar ahaan Degmada Hoden
Deeqdaani ay Iska Soo Uruutiyeen Jaaliyada Jabuuti Ee Dalka Biljamka ayaa Waxa ay Ugu Talo Galeen in ay ku caawiyaan Shacabka Soomaaliyeed ee Daashatay abaataha Baahsan Islamarkaana Ay iyaga U garwaaqsadeen In ay gaarsiiyaan Deeqdaasi Lacagta ah
Guddoomiyaha hey’ada Daahir Aadan Cumar ayaa u mahad celiyay waxaana goobta ka hadlay Eng Maxamed Axmed Nuur Boorow oo ah Guddoomiye kuxegeenka wax uuna sheegay 370 qoys inay ka faaideysteen lacag kaash qofkiba ay siiyeen 5$ halka dhanka kale ay kasoo qeybiyeen Gobolada Bay iyo Bakool lacag Kaash iyo Abuurka Beeraha .
Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com)




