Wararka Soomaaliya
Ciidamadaan oo lagu arkayo wadada makka Al Mukarrama ku beelna ah Madaxweyne Shariifka Soomaaliya ayaa waxay qaqabanayaan dadka taageersan Farmaajo waxaana ciidamo ay sitaan qoryo fudud iyo Koofiyo guduudan
Waxaana sidoo ciidamadaan lagu amray in toogtaan ciddii jibisa amarka Shariif oo ku aadan in wax dibad bax ah aan lagu qabin karin gudaha Magaalada Muqdisho laguna taageerayo R/Wasaaraha Soomaaliya Ameerikaanka Farmaajo
24 kii Sac ee la soo dhaafay ayaa ciidamadaasi waxay qabteen in ka badan 50 qofood oo lala xiriirinaya abaabulka dibad baxyo Muqdisho ka dhacay waxaana arintaan Shariif uu soo kordhiyay U muuqataa in lagu xakameynayo haweenka iyo caruurta taageersan Farmaajo
Wararka Soomaaliya (Warsom.com)
Mogadishu Somalia
Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)
Mogadishu Office
+25-26-15514953/+25-2699-995641





