County-gga Lamu ee Gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya ayaa waxaa ku soo badanayay bilihii lasoo dhaafay weerarada ay geysanayaan xarakadda Al Shabaab.
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa Isniintii shalay booqday Gobolka Lamu, waxaana uu ka bilaabay Ololaha uu ku doonayo in dib loogu doorto madaxtinimada dalkaasi.
Mr Uhuru, ayaa...
Diyaaro dagaal oo loo maleynayo in ay yihiin kuwa dowladda Kenya ayaa xalay duqeyn ka geystay degaanka Galashuunbi oo galbeed kaga beegan magaalladda Kismaayo ee xaruunta gobolka Jubada Hoose.
Ilaa iyo hadda lama oga khasaaraha ka dhashay duqeynta, mana jiraan war kasoo baxay maamulka Jubaland, Al Shabaab iyo dowladda Kenya.
Mas’uuliyiinta...
Wasiirka amniga xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Maxamed Abuukar Ducaale (Islow) ayaa sheegay in isbedel lagu sameyn doono ciidamada Nabad Suggida Somaliya.
“Waxaan sameyn doonaa ciidan gaar ah oo ilaaliya ammaanka xarumaha dowladda iyo madaxda dowladda, NISA waxaan ku soo reebi doonaa Mustaqbalka dhaw dhar cad inay noqdaan sida ay ahaan...
Wasiirka Wasaarada Gaadiidka iyo duulista Hawada Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Oomaar, ayaa magaalladda Nairobi ee caasimada dalka Kenya kula kulmay wasiirka wasaaradda Dulista Hawada dalka Kenya Mudane James iyo madaxa Civil aviation-ka dalka Kenya.
Mudane Oomaar, ayaa sheegay in ujeedada safarkooda ay tahay sidii ay uga faa’iideysan lahaayeen howlihii ay qabatay...
Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimey ayaa maanta oo Isniin ah ka dhacdey magaalada Gaalkacyo taas oo ahayd tababar loo furaayo iskudhafka ciidamada amniga ee Gaalkacyo ee ka kala socda Galmudug iyo Puntland.
Xafladda furitaanka waxaa ka qaybgalay Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Cabdixakiin Xaaji Camey, Madaxweyne ku xigeenka Galmudug...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta (Isniin) kormeer ku tagay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Soomaaliya waxuuna kula kulmay Wasiir Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Wasiir ku xigeenka Wasaarada iyo qaar kamid ah agaasimayaasha oo ku howlnaa diyaarinta hindiso sharciyeedyo dhowr ah kuwaasoo oo ay ka...
Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Xukuumadda Soomaaliya Eng. Cabdi Canshuur Xasan
Dadaal dheer oo ay si wadajir ah u bixiyeen Dawladda Soomaaliya iyo Shirkadda gaarka loo leeyahay ee hirgelisay adeegga Fiber Optic-ga ayaa waxaa lagu guuleystay in dib loo soo celiyo adeeggii internet-ka ee koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya.
Muddadaas ku dhow 3da...
Wararka laga helaayo gobolka Gedo waxaa habeenkii labaad ka dhacay duqeyn ay geysteen diyaarado dagaal.
Dad ku dhaw deegaanada la duqeeyey ayaa warbaahinta u xaqiijiyey in duqeynta ayaa ka dhacdey deegaano lagu magacaabo Kabis iyo Sunuje oo waqooyi uga beegan xarunta Gedo ee Gabahaarey.
Lama oga diyaaradaha weerarka fuliyey dalka iska...
Adeega internetka oo muddo 22 maalmood ah ka maqnaa caasimadda Muqdisho iyo inta badan dhamman magaalooyinka koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya ayaa dib loo soo celiyay maanta oo isniin ah.
Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta dowladda Soomaaliya waxay hadda shaacisay in Internet-ka lagu guuleystay oo dib loo soo celiyo ka dib...
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir oo markii ugu horeysay ka hadlay kuraasta baarlamaanka ee wali leysku hayo ayaa sheegay in dib loogu laabto doorashada 8 da Kursi ee maxkamada sare go’aanka ka soo saartay.
Xeer ilaaliyaha ayaa tilmaamay in aysan macquul aheyn in aan la dhaqan gelin...


















