Monday, August 31, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Wareegto ka soo baxday xafiiska ra’iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa lagu magacaabay wasiirka howlaha guud iyo dib-u-dhiska dowladda Soomaaliya oo noqonaya Saadiq Cabdullaahi Cabdi. Wareegtada ra’iisal wasaare Kheyre ayaa lagu magacaabay xilkan oo uu ka geeriyooday bishii May ee sanadkan wasiir Cabaas Siraaji oo toogasho lagu...
Inta la og-yahay Afar ruux ayaa ku dhimatay tiro kalana waa ay ku dhaawacmeen dagaal mar kale maanta dhacay deegaanka Xeraale gobolka Galguduud ee bartamaha Soomaaliya. Dagaalka oo labadii cisho ee la soo dhaafayba si xiriir ah uga socday deegaanka ayaa u dhaxeeya maleeshiyaad is abaabulay oo deegaanka ah iyo...
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax lala eegtay kolanyo gadiid ah oo la socdeen ciidamada howlgalka midowga Africa AMISOM Ex Koontarool Balcad ee dulleedka magaalada Muqdisho. Goob joogayaal ayaa warbaahinta u sheegay in qaraxa ay ku dhinteen ilaa saddex ruux oo rayid ah, shan kalana ay ku dhaawacmeen,...
Xog-hayaha gaashaandhigga Mareykanka Jim Mattis ayaa maanta sheegay in maalmaha kooxda Daacish ay tirsamaan, isaga oo taxaddar ka muujiyey in ka adkaanshaha gebi ahaan kooxdaas ay tahay arrin aan hadda muuqan. Mattis ayaa weriyayaasha la hadlay ka hor inta uusan booqasho aan la shaacin ugu duulin magaalada Baghdad oo uu...
                        Maxkamadda Darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun dil toogasha ah ku riday laba eedeysane oo loo heysto in ay dil geysteen. Xasan Cali Xasan Keerow 23 jir ah iyo C/raxmaan Ciise Cali Fiidow 20 jir ah, oo lagu riday xukunka ayaa loo haystay in ay...
Golaha abwaannada Somaliland ee Mus-danbeed oo isku dayey inay xaliyaan muranka ka taagan golaha Wakiiladda ayaa sheegay inuu Baashe Maxamed Faarax gudoomiyaha golaha Wakiiladda oo ka mid ah labadda garab ee golaha isku hayaa diiday in arinkoodda la dhexgallo oo wada hadal lagu dhameeyo muranka golaha ka taagan. golaha Abwaanada...
Golaha abwaannada Somaliland ee Mus-danbeed oo isku dayey inay xaliyaan muranka ka taagan golaha Wakiiladda ayaa sheegay inuu Baashe Maxamed Faarax gudoomiyaha golaha Wakiiladda oo ka mid ah labadda garab ee golaha isku hayaa diiday in arinkoodda la dhexgallo oo wada hadal lagu dhameeyo muranka golaha ka taagan. golaha Abwaanada...
                    Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle ayaa sheegay in uu dhawaan ku dhawaaqi doono Gudiga doorashada Madaxweynaha ee maamulkaasi. “Madaxweynihii hore ee Hirshabeelle waxaa doortay xildhibaannadda, haddana iyaga ayaa kalsoonidda kala noqday wax dhibaata ah ma jiraan, goordhowna waxaan guda-geli doonaa doorashooyinkii madaxweynaha ee Hirshabeelle”. “Magacyadda guddiga doorashooyinka ayaan goordhow ku dhawaaqeynaa, waxaana...
                  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Max’ed C/llaahi Farmaajo, ayaa xalay la kulmay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Masar. Farmaajo, ayaa jaaliyadda kula kulmay xarunta Jaamacadda Al-Azhar ee magaallaadda Qaahira, halkaasi oo lagu qabtay munaasabad ballaaran oo lagu soo dhaweynayay Madaxweynaha iyo wefdigiisa. Munaasabadda soo dhoweynta waxaa ka qeyb-galay safiirka Soomaaliya ee...
                        Al Shabaab ayaa xalay tiro maddaafiic ah ku tuuray deegaanka Bariire ee gobolka Shabellaha Hoose, halkaasi oo Todobaadkan ay la wareegeen ciidamo huwan ah. Saraakiisha ciidanka dowladda ayaa sheegay in wax khasaaraha uusan kasoo gaarin weerarka, balse dadka deegaanka ayaa sheegay in dad shacab ah ay wax ku noqdeen maddaafiicda. Ciidamada...