Qiyaastii laba Million oo Muslimiin ah oo ka kala yimid Adduunka oo dhan ayaa maanta ku cibaadeysanaya buurta Carafat si ay u gutaan waajibka ugu weyn ee xajka.
Kumanaan Soomaali ah oo ka baxay dalka iyo dibbadiisa ayaa ka mid ah Muslimiinta gudaneysa waajibaadka xadka ee sanadkan.
Faa’iidooyinka ay leedahay Maalinta...
15-ka Xubnood ee Golaha Ammaanka ee QM ayaa xalay isku raacay in muddo 1-sanno ah lagu kordhiyo Hawlgalka Midowga Africa AMISOM ee ka socda dalka Soomaaliya.
Xilli-hawleedka ciidamada AMISOM, ayaa waxaa uu ku ekaan doonaa bisha May 31-da ee sannadka soo socda ee 2018.
15-ka Xubnood ee Golaha Ammaanka ee QM,...
Kulankan oo qeyb ka ah barnaamijka wacyigalinta bulshada ee loogu magacdaray “Samawade” waxa uu ahaa mid dadweynaha ku nool dagmada Yaaqshiid lagaga dalbanayay in amaanka degmada ay kala shaqeeyaan laamlaha amaanka, si looga guul gaaro ficiladda kooxaha argagixisada ee suurtagalka noqon karta in loo adeegsado bulshada kuwooda nugulka ah,...
Ciidamadda Dalka Ciraaq oo iska Caabin kala kulmey Magaalada Tal Cafar Xaalada magaaladu waa sidee?.
Ciidamada Ciraaq ayaa lagu soo waramayaa in ay la kulmayaan iska caabin adag oo kaga imanaysa dagaalyahanada kooxda Daacish oo ku jira magaalo yar kadib markii ay ka carareen magaalladda Tal Cafaar.
Mid ka mid ah saraakiisha u hadlay ciidada Ciraaq ayaa wakaaladda wararka ee Reuters u sheegay in dagaalka...
Kulan loogu magac daray “Maqal Dadkaaga”, oo uu soo qaban-qaabiyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa xalay lagu qabtay Magaalladda Muqdisho.
Kulanka ayaa waxaa wariyaasha ay su’aallo ku weydiinayeen qaar kamid ah golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Md. Xasan.
Xasan Cali Khayre, ayaa madasha kusoo bandhiga muuqaal soconayay...
Madaxweynihii Baarlamaanka Hirshabeelle uu xilka ka qaaday dowladda Federaalkana ay ku raacday, ayaa maanta gaaray Magaalladda Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.
Cali Cabdullahi Cosoble, oo ay la socdaan xubno isaga taabacsan ayaa Beledweyne maanta ku qabtay shir jaraa'id oo uu kaga hadlay xiisadii maamulka Hirshabeelle.
Baarlamaanka ayaa dhawaan xilka ka qaaday...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle Cismaan Barre Maxamed ayaa magacaabay Sagaalka xubnood ee ah guddiga doorashada Madaxweynaha Hirshabelle.
Guddigan oo ka kooban sagaal xubnood oo dhamaantood rag ah ayaa waxaa guddoomiye loogaga dhigey Maxamuud Xuseen Yuusuf halka ay guddoomiye ku xigeeno ka yihiin Abuukar Xasan Cali iyo Cabdulaahi Maxamed Caddow, halka xoghaynta...
Kulan magaalada Muqdisho ay ku yeesheen ganacsato Soomaaliyeed ayaa lagu taageeray go’aankii wasaarada ganacsiga ay ku kala dirtay Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya.
Ganacsata iyo dadkii kala duwanaa ee ka hadlay kulanka ayaa si weyn u taageeray una soo dhaweeyay in Wasaarada Ganacsiga kala dirto Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed.
Madaxda...
Gollaha Amaanka QM ayaa kulan deg deg lagu wadaa in ay ka yeeshaan arintan ku saabsan gantaalka dowladda Waqooyiga Kuuriya ay dulmarisay hawada dalka Japan.
Ra’iisul wasaaraha dalka Japan Shinzō Abe iyo Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo mudo 40-daqiiqo ah ku wada hadlayay Qadka Telfoonka ayaa si wadajir ah u...
Wasiirka wasaarada maaliyada xukuumada Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaalle Beylle ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shir ay ka qeyb-galayaan ilaa Sagaal wasaaradood iyo xafiiska xisaabiyaha guud ee Qaranka.
Shirkan oo ku saabsan hagaajinta hannaanka maaliyadeed ee dalka waxaa goob joog ka ah xisaabiyayaal ka kala socda wasaaradaha ugu muhiimsan ama...


















