Sunday, August 30, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Mudane Abdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) oo Shir Jaraa’id ku qabtay Xarunta Gurmad Qaran ayaa soo bandhigay Xogtii ugu dambeysay khasaaraha ka dhashay qaraxii ka dhacay Isgoyska Zoobe ee Magaalada Muqdisho. Wasiirka ayaa sheegay in ay korortay Tirada dhimashada isagoona sheegay inay hada mareyso 281, halka...
      Kulankaan oo ay soo qabanqaabisay Ilhaan Cumar oo ah Xildhibaan ka tirsan Aqalka Wakiilada ee Gobalka Minneosta ayaa ahaa mid looguna duceynayay dadkii ku dhintay iyo kuwii ku dhaawacmay qaraxii maaalintii sabtida ka dhacay magaalada Muqdishu Kulanka ayaa waxaa ka soo qeyb galay Keith Ellison oo ah mudane ka tirsan...
                        Dibadbaxyadan oo ahaa kuwo looga soo horjeeday weerarkii ka dhacay Muqdisho ee ay ku le'deen boqollaalka qof ee shacabka ah ayaa waxaa soo qabanqaabiyay ururrada bulshada rayidka ah ee Kismaayo, ayadoo ay sidoo kale ka qeybgaleen madax ka tirsan Jubbaland. Dibadbaxa oo kamid ahaa kuwii ugu weynaa ee ka dhaca...
Diyaaraddii dowladda Qatar soo dirtay ee siday gurmadka caafimaad ayaa ka soo degtay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho, iyadoo diyaaradan ah mid milateri laga dejinayo illaa 2 ton oo daawooyin iyo qalab caafimaad isugu jira. Diyaaradan ayaa waxaa la socday Dhakhaatiir iyo kalkaaliyeyaal caafimaad, oo ka qeyb qaadan doona howlaha gurmadka...
Diyaarad sida gargaar dawo ah oo laga leeyahay dalka Mareykanka ayaa goor dhoweyd soo caga dhigatay garoonka diyaarahada Aadan Cadde ee magaaalada Muqdisho. Waxaa garoonka ku sugan Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya, waxaana sidoo kale lagu waddaa in maanta ay yimaadaan diyaarado sidda gargaar caafimaad. Shalay ayaa waxaa Muqdisho yimid diyaarado...
Waxaa isa soo taraya cambaareynta caalamiga ah ee loo soo jeedinaya kuwi ka danbeeyay qaraxi uu dhiiga badani ku daatay ee 14-ki October. Bayaan xalay kasoo baxay Aqalka Cad ee looga arrimiyo dalkaan Mareykanka ayaa si xoog leh loogu cambaareeyay weerarkaasi. Qoraalka ayaa lagu sheegay in weerarkaas ay dadka badani ku...
Xusseen Axmed Gadiid oo ka mid ah dhakhaatiir ka timid dalka Jabuuti ayaa sheegay in maanta ay ka bilaabi doonaan magaalada Muqdisho gurmad caafimaad oo ay u sameynayaan dadkii ku dhaawacmay qaraxii Muqdisho. Dr Gadiid ayaa sheegay in dhakhaatiirtan ka timid Jabuuti ay u badan yihiin kuwo ku taqasusay Jajabka...
Waxaa soconaya gurmad xooggan oo laga wado goobtii uu qaraxa ka dhacay Sabtidii todobaadkan ee Isgoyska Zoobe, waxaana soo baxaya shaki laga qabo in ay jiraan dad nool ku hoos jira dhismayaasha bur buray. Shaqaalaha gargaarka deg deg ayaa sheegay in ay qabaan rajo weyn oo ah in la helo...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya ayaa uga mahad celiyay dowladda Turkiga gurmadka deg deg ah oo markiiba ay u fidiyeen dadka ay wax yeellada ka soo gaartay qaraxii 14kii bishan ka dhacay magaalada Muqdisho. Wasiirka caafimaadka Turkiga oo maalintii shalay soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa kulan uu la qaatay madaxweyne Farmaajo waxaa...
  Inkastoo dowladda federaalka aysan wali soo saarin tirkoobka rasmiga ah dadkii ku dhintay qaraxii maalintii shalay ka dhacay Isgoyska Zoobe ayaa haddana dhinaca kale qaar ka mid ah Agaasimayaasha goobaha caafimaadka waxaa ay xaqiijinayaan tirada rasmiga meydadka la soo gaarsiiyay goobahooda caafimaadka. Ku-xigeenka koowaad ee gollaha Aqalka sare Abshir Maxamed...