Sunday, August 30, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

War ka soo baxay maamulka Galmudug ayaa ku eedeynaya xukuumada Soomaaliya in ay wali ka wadaan deegaannada Galmudug dhaqdhaaqyo siyaasadeed oo ka dhan ah madaxweyne Axmed Ducaalle Geelle Xaaf. Warkan ayaa shaki galinaya ka qeybgalka Galmudug ee shirka uu ku baaqay madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo isugu yeeray...
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax xalay ka dhacay guri ku yaal degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir kaa oo la sheegay in halkaa lagu farsameeynayay. Qofkii Qarax diyaarinayay ayaa la sheegay in uu isla goobta ku geeriyooday, waxaana sidoo kale halkaa ku dhaawacmay xubno ka tirsan qoyskiisa. Ciidamo ka...
Dowlada Mareykanka ayaa ku guubaabisay dhamaan shacabka reer Kenya in ay isdajiyaan oo ay diidaan qalalaaso isla markaana u hoggaansamaan mabaadi,da dastuurkooda, xilli maanta loo dareerayo doorashada madaxtinimada ee dalkaasi. Bayaan kasoo baaxay waaxda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa lagu sheegay in Mareykanka uu aad uga walwalsanyahay dadaalada sii soconaya ee...
Shacabka ku dhaqan dalka Kenya ayaa maanta oo Khamiis ah u dareeray goobaha cod bixinta ee doorashada ku celiska ah ee horay u go’aamisay Maxkamadda sare ee dalka Kenya. Ammaanka ayaa si aad ah loo adkeeyay, waxaa ciidamo la geeyay goobaha ay ka socoto cod bixinta oo ay dadka safaf...
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa is bedel ku sameeyay Safiirada illaa 8 dal oo bishii hore loogu yeeray inay dalka ku yimaadaan muddo 30 cisho ah, si isbedel loogu sameeyo. Tallaabadan ayaa qeyb ka ah is bedelo la doonayo in lagu sameeyo Safiiro muddo xil heyntooda ay dheeraatay, waxaana wajiga hore...
                        Cabdiraxmaan Caynte oo madaxwaynaha Soomaaliya u magacaabay Safiirka Soomaaliya u fadhiya doona dalka Ingiriiska ayaa xilkii safarnimo iska casilay, Safiirka hore ee ingiriiiska ayaan kula xiiriiray bartiisa arimaha bulshada ayaa ii xaqiiyey is casilaadiisa uu iigu sheegay arimo isaga u gaara. Cabdiraxmaan Caynte oo ahaa Wasiirkii hore ee wasaarada Qorshaynta iyo...
Qareenada guddiga doorashada Kenya ayaa sheegay in doorashada ku celiska ah ee Khamiista ay qabsoomi doonto sida uu markii horaba qorshuhu ahaa kaddib markii garsoorayaal ku filan ay soo xaadiri waayeen fadhi gaar ah oo ay maxkamda ugu sarreysa dalka ka yeelan lahayd arrintan. Maxkamadda ayaa lagu waday in ay...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, kaddib safar qaatay saddex cisho oo uu ku tagay dalalka deriska ee Cidiamada ka jooga Soomaaliya. Isaga oo warbaahinta kula hadlayay gudaha garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayuu sheegay in in dalalkii uu booqday uu kala hadlay sidii...
Wararka naga soo gaaraya deegaanka deegaanka Lafoole gaar ahaan waddada xiriirisa Muqdisho iyo Afgooye ayaa sheegaya in ciidamada AMISOM halkaa ku dad shacab ah oo Ardey u badnaa. Qof goobjooge ah oo magaciisa u qariya sababo dhinaca Amniga ah ayaa u sheegay warbaahinta gudaha in ciidamada AMISOM dileen dad rayid...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalintii shalay socdaal ku tagay dalka Jabuuti ayaa kala hadlay Dhiggiisa Ismaaciil Cumar Geelle Ammaanka Soomaaliya, madaama Jabuuti qeyb ka tahay howlgalka midowga Africa AMISOM. Madaxweyne Farmaajo ayaa uga mahad celiyay dowladda iyo Shacabka Jabuuti sida ay isku bar bar taageen Soomaaliya waqtiyadii...