Kooxo hubeysan oo la tilmaamay iney burcad ayaa saakay aroornimadii hore ku dilay duleedka magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan dil iyo dhaawac ugu geystay wiil oo dhalinyaro aha.
Laba wiil ayaa mid ka mid ah la xaqiijiyay inuu u dhintay rasaas burcada si bareer ah ugu dhufteen halka midka...
Hay’adda Socdaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay si adag uga shaqeynayso la dagaallanka xagjirnimada iyo sugidda ammaanka xuduudaha iyadoo kaashaneysa saaxiibada caalamiga ah, sida uu sheegay Agaasimaha Guud, Mustaf Sheekh Cali Dhuhulow, oo la hadlay wakaaladda wararka Anadolu oo laga leeyahay dalka Turkiga.
Mustafe Dhuhulow ayaa sheegay in hay’addu si gaar...
Danjiraha Itoobiya u fadhiya Soomaaliya, Amb. Suleiman Dedefo, ayaa si kulul u weeraray Ururka Jaamacadda Carabta, isaga oo ku eedeeyay in ay u adeegayso danaha Masar gaar ahaan kuwa ka dhanka ah Itoobiya, gaar ahaan arrinta la xiriirta biyo-xireenka Weyn ee Itoobiya (GERD).
Ambassador Dedefo oo qoraal adag ku baahiyay...
Puntland ayaa ciidamo geysay degaano ka tirsan gobolka Sool, si ay u hor istaagto diiwaangelinta codbixiyayaasha doorashooyinka qof iyo cod ee ay dowladda federaalka iyo maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya ka bilaabeen halkaas.
Warar aan helnay ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan Puntland ay gaareen degmada Boocame iyo degaanka Falariyaale ee...
Wasiirka arrimaha gudaha maamulka Hirshabelle Cabdi Daahir Guure Karoore ayaa si adag ugu eedeeyay dowladda Fedaraalka Soomaaliya inuu is taago dagaalkii mudada dheer dadka reer Hiiraan kula jireen Maleeshiyaadka Al-shabaab.
Wasiir Karoore ayaa sheegay in ciidanka Macawiisleyda reer Hiiraan ineysan dowladda Fedaraalka ka helin taageeradii ay u baahnayeen, taasina ay...
Guddiga Madaxabanaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa ku dhawaaqay in mar kale dib loo bilaabayo diiwaan galinta dadweynaha ee doorashada qof iyo codka ah.
Guddoomiyaha guddiga Madaxabanaan ee doorashooyinka Cabdikariin Axmed Xasan ayaa Warbaahinta ayaa u sheegay in 9-ka bishaan September dib loo billaabayo Diiwaan galinta dadweynaha.
“9-ka bishaan ilaa 30 keeda...
Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya, Jeneraal Liiban Cali Yarrow, ayaa soo saaray digniin adag oo ku socota ciidamada qalabka sida, isaga oo uga digay inay ku lug yeeshaan arrimaha siyaasadda ama ay jebiyaan anshaxa ciidanimo.
Hadalkan ayaa yimid xilli uu khudbad u jeedinayay cutubyo ka tirsan...
Dowladda Masar ayaa si dadban uga jawaabtay hadaladii safiirka Itoobiya ee uu ku duray ciidamada Masar ee la keenayo Soomaaloya, iyada oo ku tilmaamtay in Addis Ababa ay abuurayso shaki ku saabsan ujeedooyinka Masar ee Soomaaliya.
Ilo diblumaasiyadeed oo Dowladda Masar ka tirsan ayaa sheegay in Itoobiya ay isku dayayso...
Madaxa Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), Amb. El Hadji Ibrahima Diene, ayaa kulan rasmi ah la yeeshay La-taliyaha Ammaanka Qaranka ee Soomaaliya, Amb. Awes Hagi Yusuf Ahmed, kaa oo ka dhacay Villa Soomaaliya.
Kulankan ayaa looga hadlay arrimo muhiim ah oo ay ka mid yihiin, Habka kala guurka ammaanka...
Senator-ka Mandera, Ali Roba, ayaa sheegay in magaalada Mandera ay soo galeen ciidamo ka tirsan Jubbaland, taas oo uu ku tilmaamay khatar toos ah oo ka dhan ah madaxbannaanida Kenya iyo badbaadada dadka deegaanka.
Roba ayaa sheegay in xaaladdu ay ka sii darayso, iyadoo iskuullo badan la xiray, ganacsiyadu istaageen,...


















